Wararka Maanta
Ciidamada Uganda ee ku sugan Isgoyska KM4 oo waxyaabo qarxa lagu weeraray
Isniin, October 08, 2007(HOL): Ciidamada Uganda ee ku sugan Igsoyska KM4 ayaa lagu qaaday weerar loo adeegsaday waxyaabo qarxa, waxaana fariisinka ay ...
Warkii oo dhan »
Shirkii Degmada Ceel-Buur uga socday Beelaha Murusade iyo Xawaadle oo wejigiisii labaad galay
Isniin, October 08, 2007(HOL): In ka badan 100 Ergo ah oo ka kala tirsan Beelaha Murusade iyo Xawaadle ayaa wali wada hadalo looga gon-leeyahay in lag...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo labo Nin kala baxay Guriga Guddoomiyaha Guddiga Siyaasadda Beesha Cayr
Isniin, October 08, 2007(HOL): Ciidamada Itoobiyaanka ah ee fariisinka ku leh Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium ayaa xalay labo Nin kala baxay G...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Yemen ee ku dhaqan Magaalada Beledweyne oo ka cabatay sidii loola dhaqmay Nin u dhashay Dalkooda oo ay dileen Ciidamada Itoobiya
Isniin, October 08, 2007(HOL): Inkastoo aysan Jecleysan in la muujiyo Magacyadooda Shaqsiyaadka ka tirsan Jaaliyada Yaman ee Cabashadan soo saar...
Warkii oo dhan »
Isimada Gobolka Sool oo Baaq ka soo saaray Xiisadda Somaliland iyo Puntland ugu dhaxeysa Gobolkaas
Isniin, October 08, 2007(HOL): Isimo ka soo jeeda Gobolka Sool oo dhawaan shir ku yeeshay magaalada Laas-Caanood ayaa waxay shirkooda kaga hadleen Xii...
Warkii oo dhan »
Halkan ka fiirso Qoraalka ay Isimmada soo saareen oo Sawirran
Hiiraan Online News Desk...
Warkii oo dhan »
Fatahaad uu sameeyay Webiga Shabeelle oo Go’doomiyay Magaalada Jowhar
Axad, October 07, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Magaaladaas ay haatan go�...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo dingiin u jeediyay Qaar ka mid ah Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir
Axad, October 07, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta qoraa...
Warkii oo dhan »
Howlgallo ay iska kaashanayaan Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kuwa Itoobiya oo maalintii labaad Muqdisho ka socda
Axad, October 07, 2007(HOL): Waxaa maanta maalintii labaad ka socday magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya Howlgallo ay sameynayaan Ciidam...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo Ciidamada Dowladda Federaalka ku eedeeyay dhac ay u geysteen Dad ku dhaqan Xaafado ay ka howlgaleen
Axad, October 07, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ayaa waxay ku eedeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee howlgallada ka sameynaya maga...
Warkii oo dhan »