Wararka Maanta
Shiikh Mukhtaar Roobow oo loo doortay Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab
Axad, October 07, 2007(HOL): Xarrakada Al-Shabaab oo sheegtay inay dagaallo hubeysan kaga soo horjeeddo Dowladda Federaalka Somalia iyo ciidammada taa...
Warkii oo dhan »
Aqoonyahannada Beesha Hawiye ee ku dhaqan Dalka Suudaan oo Doortay Guddigii cusbaa ee Sanadkan
Axad, October 07, 2007(HOL): Waxaa dorraad lagu soo gabagabeeyay magaalada khartuom shir weyne ey isugu yimaadeen aqoonyahanada beelaha Hawiye ee ku s...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Dib-u-heshiisiinta oo sheegay in Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed uu ku dhamaaday Musuq-maasuq iyo Cadaalad-darro
Sabti, October 06, 2007(HOL): Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaaca ka...
Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo sheegay in Maamulka Gobolkaas ka irimiya uu Dadka Xasuuqayo
Sabti, October 06, 2007(HOL): Xildhibaannada ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose ee ku jira Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay ku qa...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka sameeyay Magaalada Muqdisho
Sabti, October 06, 2007(HOL): Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa saakay waxay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »
Ugaaska Beesha Cayr oo rajo wanaagsan ka muujiyay heshiis laga gaaro Colaadda u dhaxeysa Beelaha Xawaadle iyo Murusade
Sabti, October 06, 2007(HOL): Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Max'ed oo siweyn ugu howlan dhax-dhaxaadinta Beelaha Xawaadle iyo Murusade ayaa u ...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo sheegay in uusan jirin Khilaaf u dhaxeeya isaga iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Sabti, October 06, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in uusan jirin khilaaf u dh...
Warkii oo dhan »
24-kii saac ee la soo dhaafay oo Dad ku dhow 10 ruux lagu dilay Magaalada Muqdisho
Sabti, October 06, 2007(HOL): 24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya lagu dilay Dad tiradoodu gaar...
Warkii oo dhan »
Jen. Axmed Jilacow Caddow oo goor dhaweyn Muqdisho lagu dilay
Jimco, October 05, 2007(HOL): Waxaa daqiiqado ka hor lagu dilay Isgoyska Afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho Jen. Axmed Jilacow Caddow oo ka tirsana...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad xooggan oo maanta dhacay Gudaha Suuqa Bakaaraha oo Dhimasho iyo Dhaawac sababay
Jimco, October 05, 2007(HOL): Iska hor-imaad xooggan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Koxoo hubeysan ayaa saaka wuxuu ka dhacay Wadada...
Warkii oo dhan »