Wararka Maanta

Seddex Nin oo saakay lagu dilay Muqdisho

Seddex Nin oo saakay lagu dilay Muqdisho

OCT 10, 2007

Arbaco, October 10, 2007(HOL): Seddex nin oo rayid ah ayaa saaka lagu dilay agagaarka Xarunta Villa Baydhabo ee Magaalada Muqdisho, iyadoo dilkoodana ...

Warkii oo dhan »
Shirkii Dib u heshiisiinta Beelaha Xawaadle iyo Murusade oo meel wanaagsan maraya

Shirkii Dib u heshiisiinta Beelaha Xawaadle iyo Murusade oo meel wanaagsan maraya

OCT 10, 2007

Arbaco, October 10, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud oo ay taallo gogol lagu heshiisiinayo Beelaha Xawaadl...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo ka dhacay Suuq Bacaad iyo Isgoyska  Black Sea oo Sababay dhaawaca 8 Ruux  oo isugu jiray Dad Rayid ah iyo Ciidamo Boolis ah

Qaraxyo ka dhacay Suuq Bacaad iyo Isgoyska Black Sea oo Sababay dhaawaca 8 Ruux oo isugu jiray Dad Rayid ah iyo Ciidamo Boolis ah

OCT 09, 2007

Talaado, October 09, 2007(HOL): 8 Ruux ayaa ku dhaawacmay qaraxyo gaaraya 5-qarax oo ka dhacay inta u dhexeysa Isgoyska Black Sea iyo Shiirkole ee Mag...

Warkii oo dhan »
MAXAMED DHEERE: “Nabadda ka jirta Muqdisho 48-kii Saac ee la soo dhaafay waa mid ka dhalatay kulankii dhexmaray  RA’iisal Wasaare Geeddi iyo Odayaasha Hawiye”

MAXAMED DHEERE: “Nabadda ka jirta Muqdisho 48-kii Saac ee la soo dhaafay waa mid ka dhalatay kulankii dhexmaray RA’iisal Wasaare Geeddi iyo Odayaasha Hawiye”

OCT 09, 2007

Talaado, October 09, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa sheegay in xasi...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo ka tacsiyeeyay Tacaddiyo Dadka Muqdisho loogu geystay Magaca Dowladda Federaalka

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo ka tacsiyeeyay Tacaddiyo Dadka Muqdisho loogu geystay Magaca Dowladda Federaalka

OCT 09, 2007

Talaado, October 09, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi oo maalintii shalay ahayd kulan la qaa...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Qanyare oo Guddoonka Baarlamaanka Weydiiyay Sababta ay Fadhiyada Baarlamaanka uga maqan yihiin….

Xildhibaan Maxamed Qanyare oo Guddoonka Baarlamaanka Weydiiyay Sababta ay Fadhiyada Baarlamaanka uga maqan yihiin….

OCT 09, 2007

Talaado, October 09, 2007(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu Guddoonka Baarlamaanka w...

Warkii oo dhan »
Sanadguuridii 3aad ee ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo laga xusayo

Sanadguuridii 3aad ee ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo laga xusayo

OCT 09, 2007

Talaado, October 09, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay halkaas ka socoto qaban...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo Baydhabo ku sii jeeda

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo Baydhabo ku sii jeeda

OCT 09, 2007

Talaado, October 09, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa la filayaa in uu saacadaha soo so...

Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Garsoorayaasha  Maxkamadda Gobolka Banaadir oo cabsi darteed isaga casilay Xilkii uu hayay

Mid ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir oo cabsi darteed isaga casilay Xilkii uu hayay

OCT 08, 2007

Isniin, October 08, 2007(HOL): Mid ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa cabsi darteed wuxuu isaga casilay xilkii uu hayay, isagoo...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo shir la yeeshay Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo isna Baydhabo Shirar kula leh Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo shir la yeeshay Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo isna Baydhabo Shirar kula leh Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka

OCT 08, 2007

Isniin, October 08, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Odayaasha Beelaha Hawiye ee ...

Warkii oo dhan »