Wararka Maanta

Kulan Looga Hadlayey Kaalinta Qurba Joogta oo ay soo Abaabushay Hay`adda CRD oo Ka Dhacay Birmingham, UK

Kulan Looga Hadlayey Kaalinta Qurba Joogta oo ay soo Abaabushay Hay`adda CRD oo Ka Dhacay Birmingham, UK

OCT 04, 2007

Khamiis,04 October 2007(HOL): Waxaa maalinkii sabtida ee 29-bishaan ka dhacay hall-ka shirarka ee maqaayada hilaac ee magaalada Birmingham ee cariga i...

Warkii oo dhan »
Qarax lala beegsaday Ciidamo Itoobiyaan oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Qarax lala beegsaday Ciidamo Itoobiyaan oo sababay dhimasho iyo dhaawac

OCT 04, 2007

Khamiis,04 October 2007(HOL): Labo ruux oo rayid ah ayaa geeriyootay, qof kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay ku qaraxday Miino loo dhigay ...

Warkii oo dhan »
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo Daqiiqo ka hor lagu weeraray Xarunta Villa Somalia

Madaafiic Hoobiyayaal ah oo Daqiiqo ka hor lagu weeraray Xarunta Villa Somalia

OCT 03, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Xarunta Villa Somalia ayaa daqiiqado ka hor waxaa lagu weeraray Hoobiyaal dhowr ah oo aan la ogeyn meel laga soo tuura...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ugu baaqay Maamullada Somaliland iyo Puntland in ay dagaalka joojiyaan, khilaafka u dhaxeeyana ay ka wada hadlaan

Baarlamaanka Soomaaliya oo ugu baaqay Maamullada Somaliland iyo Puntland in ay dagaalka joojiyaan, khilaafka u dhaxeeyana ay ka wada hadlaan

OCT 03, 2007

Arbaco, October 03, 2007(HOL): Qoraal saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh A...

Warkii oo dhan »
Halkan ka daawo Sawirro kale oo ku saabsan gubashada Suuqa Bakaaraha

Halkan ka daawo Sawirro kale oo ku saabsan gubashada Suuqa Bakaaraha

OCT 03, 2007

Copyright © 2007 Hiiraan Online   Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online [email protected] Mogadishu, Somalia...

Warkii oo dhan »
Faah faahin ku saabsan Khasaaraha uu geystay Dabkii xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha

Faah faahin ku saabsan Khasaaraha uu geystay Dabkii xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha

OCT 03, 2007

Arbaco, October 03, 2007(HOL):  Dabkii xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ayaa wuxuu geystay khasaare baaxad leh, iyadoo ay ku hanti beeleen shacab b...

Warkii oo dhan »
Wiil uu dhalay afhayeenka Beelaha Hawiye oo goor dhaweyd Muqdisho lagu dilay

Wiil uu dhalay afhayeenka Beelaha Hawiye oo goor dhaweyd Muqdisho lagu dilay

OCT 03, 2007

Arbaco, October 03, 2007(HOL): Waxaa goor dhaweyd lagu dilay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya wiil uu dhalay Afhayeenka Beelaha Hawiy...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka sameynaya Xaafado dhowr ah oo Muqdisho ku yaala

Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka sameynaya Xaafado dhowr ah oo Muqdisho ku yaala

OCT 03, 2007

Arbaco, October 03, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tiro badan ayaa saaka waxaa lagu sii daayay Xaafado dhowr oo Muqdisho ku yaala, iyadoo c...

Warkii oo dhan »
Dab Goor dhaweyd ka kacay Suuqa Bakaaraha

Dab Goor dhaweyd ka kacay Suuqa Bakaaraha

OCT 02, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Goor dhaweyd ayaa Suuqa Bakaaraha waxaa markii shanaad ka kacay  Dab baabi’iyay qeybaha Rinjiga, Maacuunta, Kut...

Warkii oo dhan »
Danjire cusub oo loo magacaabay Dalka Jarmalka

Danjire cusub oo loo magacaabay Dalka Jarmalka

OCT 02, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay magacawday Danjiraha u fadhin doona Dalka Jarmalka, iyadoo xilkaas Sa...

Warkii oo dhan »