Wararka Maanta
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ottawa oo sii wadda Kaalmeynta Dadka ku dhibaateysan gudaha Soomaaliya
Isniin, October 01, 2007(HOL): Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa Lacag ay iska soo uruurisay waxaa raashin lo...
Warkii oo dhan »
Taliska Booliska oo ka warbixiyay weerar xalay lagu qaaday Fariisin ay leeyihiin Ciidamada Dowladda Federaalka
Isniin, October 01, 2007(HOL): Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa wuxuu ka warbixiyay weerar xalay lagu qaaday fariisin ay Ciidamada Dowladda...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Mahadaay oo xalay la dhaawacay
Isniin, October 01, 2007(HOL): Waxaa xalay meel u dhaxeysa Degmooyinka Jowhar iyo Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dhaawacay Guddoomiya...
Warkii oo dhan »
Hay’ad u Dooda Xuquuqda Aadanaha oo sheegtay in Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ay Dad Kumaan ah ka barakiciyeen Muqdisho
Isniin, October 01, 2007(HOL): Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha Elman ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ee Muqdisho ku suga...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Turki oo sheegay in aysan ka jirin wax Dowlad ah, uuna ka taliyo Jen. Ciidamada Itoobiya madax u ah
Isniin, October 01, 2007(HOL): Shiikh Xasan Cabdalla Xirsi (Shiikh Xasan Turki) oo isagoo ku sugan Deegaan ka tirsan Koofurta fog ee Soomaaliya u wara...
Warkii oo dhan »
Qarax iyoDilal maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Axad, September 30, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay dilal loo geytay Dad Rayid iyo weliba Qar...
Warkii oo dhan »
Odayaal iyo Waxgarad ku sugan Magaalada Laascaanood oo dadaal ugu jira in ay baajiyaan Dagaal dhexmara Ciidamada Somaliland iyo Puntland
Axad, September 30, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Odayaal iyo Waxgarad magaaladaas ku sug...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Nin rayid ah ku dilay, Tiro kale oo Dad ahna ka kaxeystay Xaafadda Towfiiq
Axad, September 30, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ku leh garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium ayaa waxay dil u geysteen Nin Rayid ah...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka warbixiyay Rasaas xalay lagu furay Gurigiisa
Axad, September 30, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Dr. C/qaadir Maxamed Nuur oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa wuxuu ka hadlay r...
Warkii oo dhan »
Qoysas ka barakacay Magaalada Muqdisho oo gaaray Gobollada Shabeellooyinka Hiiraan, Bay iyo Bakool
Axad, September 30, 2007(HOL): Qoysas fara badan oo ka barakacay Magaalada Muqdisho ayaa waxay gaareen gobollo dhowr ah oo ku yaala Soomaaliya, iyadoo...
Warkii oo dhan »