Wararka Maanta

Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in wax laga bedelayo qaab dhaqanka Ciidamada Dowladda

Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in wax laga bedelayo qaab dhaqanka Ciidamada Dowladda

OCT 02, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Sayid Aadan ayaa shaaca ka qaaday in wax lag...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Beledweyne oo bilaabay in ay joojiyaan dhalinyarada u safarta Magaalada Muqdisho

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Beledweyne oo bilaabay in ay joojiyaan dhalinyarada u safarta Magaalada Muqdisho

OCT 02, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Ciidamada Dowlada Itoobiya ee jooga Magaalada Beledweyne ayaa markii ugu horeysay bilaabay in ay joojiyaan dhalin-yara...

Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad xalay ka dhacay Degmada Marka

Iska hor-imaad xalay ka dhacay Degmada Marka

OCT 02, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa uu magaalad...

Warkii oo dhan »
Qarax Miino oo saakay ka dhacay Nawaaxiga Warshaddii Caanaha ee Muqdisho

Qarax Miino oo saakay ka dhacay Nawaaxiga Warshaddii Caanaha ee Muqdisho

OCT 02, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Qarax Miino oo aad u xooggan ayaa saaka wuxuu ka dhacay Wadada Warshadaha, gaar ahaan agagaarka Warshaddii Caanaha ee ...

Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo ganacsigiisa uu is-bedel weyn  ku yimid

Suuqa Bakaaraha oo ganacsigiisa uu is-bedel weyn ku yimid

OCT 02, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa muddooyinkan dambe wuxuu ahaa mid aaney hagaagsaneyn xaaladdiisa ...

Warkii oo dhan »
Idaacadda Shabeelle oo 14 cisho kadib Hawada ku soo noqotay

Idaacadda Shabeelle oo 14 cisho kadib Hawada ku soo noqotay

OCT 02, 2007

Talaado, October 02, 2007(HOL): Shabakadda Warbaahinta shabelle ayaa maanta dib ugu soo laabatay hawada 15 maalmood ka dib markii ciidamo ka tirsan do...

Warkii oo dhan »
Dagaal dhimasho iyo dhaawac geystay oo dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Puntland

Dagaal dhimasho iyo dhaawac geystay oo dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Puntland

OCT 01, 2007

Isniin, October 01, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in uu saaka dagaal xooggan oo la isugu ade...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliyayaasha Booliska oo ka wada hadlay Sugidda Ammaanka Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliyayaasha Booliska oo ka wada hadlay Sugidda Ammaanka Muqdisho

OCT 01, 2007

Isniin, October 01, 2007(HOL): Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliyayaasha Ciidamada Booliska  ayaa maanta waxay yeesheen shir looga hadla...

Warkii oo dhan »
Shirkadaha Duulimaadka Magaalada Beledweyne oo sheegay cabsi laga qabo in ay baaqdaan Xujeydii Sanadkan ka bixi lahayd Gobolka Hiiraan

Shirkadaha Duulimaadka Magaalada Beledweyne oo sheegay cabsi laga qabo in ay baaqdaan Xujeydii Sanadkan ka bixi lahayd Gobolka Hiiraan

OCT 01, 2007

Isniin, October 01, 2007(HOL): Xarumaha Shirkadaha duulimaadku ku leeyihiin Magaalada Beledweyne ayaa markoodii ugu horeysay muujinaya wal wal ay ka q...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka Magaalada Beledweyne oo xabsiga dhigay gacan ku dhiigle dilay Wiil yar oo Caseeye ahaa

Ciidamada Dowladda Federaalka Magaalada Beledweyne oo xabsiga dhigay gacan ku dhiigle dilay Wiil yar oo Caseeye ahaa

OCT 01, 2007

Isniin, October 01, 2007(HOL): Ciidamada Dowlada federaalka ee Magaalada Beledweyne ayaa xabsiga dhigay Gacan ku dhiigle si ula kac ah u dilay Wiil ya...

Warkii oo dhan »