Wararka Maanta

Nabaddoon Axmed Diiriye oo ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Kooxaha ka soo horjeeda in ay wada hadlaan

Nabaddoon Axmed Diiriye oo ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Kooxaha ka soo horjeeda in ay wada hadlaan

SEP 29, 2007

Sabti, September 29, 2007(HOL): Nabaddoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah Golaha Midnimada iyo Dhaqanka Beelaha Hawiye garabka uu hoggaamiyo Maxamed X...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka codsatay Golaha Baarlamaanka in la sii daayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka codsatay Golaha Baarlamaanka in la sii daayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

SEP 29, 2007

Sabti, September 29, 2007(HOL): Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay u dirtay Baarlamaanka Soomaaliya waxay uga codsatay in xariga Guddoomi...

Warkii oo dhan »
Ehellada Nin Yemen u dhashay oo ku xiran Magaalada Beledweyne oo wel wel iyo cabsi muujinaya

Ehellada Nin Yemen u dhashay oo ku xiran Magaalada Beledweyne oo wel wel iyo cabsi muujinaya

SEP 29, 2007

Sabti, September 29, 2007(HOL): Walaaca iyo shakiga laga qabo halka uu ku dambeeyay Nin dhalinyaro ah oo dhawaan lagu qabtay Magaalada Beledweyne ayaa...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Ciidamo hor leh geysay Deegaanka ay isku horfadhiyaan Ciidamada Puntland

Somaliland oo Ciidamo hor leh geysay Deegaanka ay isku horfadhiyaan Ciidamada Puntland

SEP 29, 2007

Sabti, September 29, 2007(HOL): Ciidamo ka amar qaata maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in la soo dhoobay Deegaanka Ari Caddeeye ee ay isku ...

Warkii oo dhan »
Wariye Xuseen Xasan Dhaqane oo Maalintii 6aad ku xiran Xabsiga Magaalada Beledweyne

Wariye Xuseen Xasan Dhaqane oo Maalintii 6aad ku xiran Xabsiga Magaalada Beledweyne

SEP 29, 2007

Sabti, September 29, 2007(HOL): Waxaa wali ku jira Xabsiga dhaxe ee Magaalada Beledweyne Wariye ka tirsan Idaacadaha Derban iyo Soomaaliweyn ee Magaal...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo Caawa Maqribtii kadib huguntay

Muqdisho oo Caawa Maqribtii kadib huguntay

SEP 28, 2007

Jimco, September 28, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa caawa waxay weerar ku qaadeen fariisimo ay sugan yihiin Ciidamo ka amar qaayta Dowladda Federaalka...

Warkii oo dhan »
Rag labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo rasaaseeyay Dad Masjid ku cibaadeysanayay

Rag labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo rasaaseeyay Dad Masjid ku cibaadeysanayay

SEP 28, 2007

Jimco, September 28, 2007(HOL): Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay rasaaseeyeen Dad ku cibaadeysanayay M...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Dharkeenley oo Codsi u jeediyay Hay’adaha Samafalka iyo Dadka Degmadiisa

Guddoomiyaha Degmada Dharkeenley oo Codsi u jeediyay Hay’adaha Samafalka iyo Dadka Degmadiisa

SEP 28, 2007

Jimco, September 28, 2007(HOL): Guddoomiyaha Degmada Dharkeenley Macallin C/llaahi Cali ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiska Magaalada Muqdi...

Warkii oo dhan »
Taliye ku xigeenka Booliska Shabeelaha Hoose oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa

Taliye ku xigeenka Booliska Shabeelaha Hoose oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa

SEP 28, 2007

Jimco, September 28, 2007(HOL): Waxaa isku day lagu dili lahaa ka badbaaday Taliye ku xigeenka Booliska Gobolka Shabeelaha Hoose Ninka lagu magacaabo ...

Warkii oo dhan »
Faah-faahin ku saabsan Dagaal Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan ku dhexmaray Waqooyiga Wadada Warshadaha

Faah-faahin ku saabsan Dagaal Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Kooxo hubeysan ku dhexmaray Waqooyiga Wadada Warshadaha

SEP 28, 2007

Jimco, September 28, 2007(HOL): Waxaa isa soo taraya warar xalay ilaa saakay ka soo baxayay Dagaal shalay gelinkii dambe agagaarka Jaamacadda Muqdisho...

Warkii oo dhan »