Wararka Maanta

Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in uu dhamaaday isticmaalka Baasaboorkii hore

Waaxda Socdaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in uu dhamaaday isticmaalka Baasaboorkii hore

SEP 27, 2007

Khamiis, September 27, 2007(HOL): Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay shaaca ka qaaday in uu dhamaaday x...

Warkii oo dhan »
Saraakiil ka socda Midowga Afrika oo maanta Muqdisho booqday

Saraakiil ka socda Midowga Afrika oo maanta Muqdisho booqday

SEP 27, 2007

Khamiis, September 27, 2007(HOL): Saraakiil Ciidan oo ka socota Midowga Afrika ayaa maanta waxay booqdeen Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho oo ah mid ...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in ay qaab sharci ah ku xaliyaan khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee Dowladda Federaalka

Baarlamaanka Soomaaliya oo isku raacay in ay qaab sharci ah ku xaliyaan khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee Dowladda Federaalka

SEP 27, 2007

Khamiis, September 27, 2007(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Xaruntooda KMG ah ee Baydhabo ayaa waxay isku raaceen i...

Warkii oo dhan »
Ardaydii Ubaxa Qaranka ee ka qeybgalay shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo sheegay in la lunsaday dhaqaalihii loogu talagalay

Ardaydii Ubaxa Qaranka ee ka qeybgalay shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed oo sheegay in la lunsaday dhaqaalihii loogu talagalay

SEP 27, 2007

Khamiis, September 27, 2007(HOL): Ardaydii Ubaxa Qaranka ee dhawaan ka qeybgalay shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ayaa maanta waxay dibadbax ca...

Warkii oo dhan »
Qaraxyo dhimasho iyo dhaawac geystay oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Qaraxyo dhimasho iyo dhaawac geystay oo maanta ka dhacay Suuqa Bakaaraha

SEP 27, 2007

Khamiis, September 27, 2007(HOL): 2 Ruuux oo rayid ah ayaa geeriyooday, seddex kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii kooxo Bastoolado ku hubeysn...

Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo noqday meel maalin kasta Dad lagu dilo

Suuqa Bakaaraha oo noqday meel maalin kasta Dad lagu dilo

SEP 26, 2007

Arbaco, September 26, 2007(HOL): Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa muddooyin dambe wuxuu noqday meel maalin kasta Dad lagu dilo, iy...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in aan laga hari doonin kooxihii dilay Guddoomiyihii Degmada Huriwaa

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in aan laga hari doonin kooxihii dilay Guddoomiyihii Degmada Huriwaa

SEP 26, 2007

Arbaco, September 26, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaan laga hari doonin ...

Warkii oo dhan »
Faransiiska oo Markab Dagaal u soo diraya Xeebaha Soomaaliya

Faransiiska oo Markab Dagaal u soo diraya Xeebaha Soomaaliya

SEP 26, 2007

Arbaco, September 26, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Faransiiska Nicolas Sarkozy oo la hadlayay Xubnaha joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee Qaramada M...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Degmada Huriwaa oo xalay la dilay

Guddoomiyihii Degmada Huriwaa oo xalay la dilay

SEP 26, 2007

Arbaco, September 26, 2007(HOL): Waxaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Saldhigga Degmada Huriwaa Guddoomiyihii Degmadaas oo lagu magac...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in aysan u xirneyn Idaacadda Shabeelle

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in aysan u xirneyn Idaacadda Shabeelle

SEP 26, 2007

Arbaco, September 26, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay shaaca ka qaaday in aysan u xirneyn Idaacadda Madaxa Bannaan ee Shabeelle o...

Warkii oo dhan »