Wararka Maanta
Golaha Midnimada iyo Dhaqanka Beesha Hawiye oo baaq u diray Xildhibaannada Beesha Hawiye u metela Barlamaanka Soomaaliya
Isniin, September 24, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, garabka uu hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa warsaaxafadeed uu maanta ...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray Wareegtooyin ku socda Dadka Muqdisho, Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Ciidamada Ilaalada Deegaanka Xamar
Isniin, September 24, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu soo saaray Seddex Wareegto oo ku kala socday Shirkadaha Isgaarsiinta Muqd...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo ka dhacay Agagaarka Qabuuraha Barakaat ee Magaalada Muqdisho
Isniin, September 24, 2007(HOL): Dagaal oo xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa uu ka dhacay ag...
Warkii oo dhan »
Mashruuc Dhireyn ah oo laga hirgeliyey Deegaanka Bowda-Dhogore ee Degmada Cadaado
Isniin, September 24, 2007(HOL): Deegaanka Bowdo-dhogore oo ka tirsan degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa markii ugu horeysay laga hirgeliyey ba...
Warkii oo dhan »
Madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo la filayo in ay Baydhabo tagaan
Isniin, September 24, 2007(HOL): Warar isa soo taraya oo aan ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay sheegayaan in madaxda sare ee Dowladda Federa...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo xabsiga dhigay Wariye u shaqeynayay Idaacadda Somaliweyn
Isniin, September 24, 2007(HOL): Wariye Xuseen Xasan Dhaqane ayaa Maalintii shalay loo taxaabay xabsiga dhaxe ee Magalada Beledweyne kadib markii lagu...
Warkii oo dhan »
U Hiili Dadka Maskaxda ka jiran
Isniin, September 24, 2007(HOL): Dadka dhimani waa kuwa bulshada ugu liita, waa kuwa ugu baahan, waa kuwa ugu itaalka yar, Dadkaasi tol iyo tag midna ...
Warkii oo dhan »
Dilal Muqdisho ka dhacay Saacadihii la soo dhaafay
Axad, September 23, 2007(HOL): Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay Saacadihii la soo dhaafay dilal loo geystay Dad Rayid ah iyo Ciidamo ka tirsanaa Dow...
Warkii oo dhan »
Prof. Dalxa oo Xildhibaannada Baarlamaanka ugu baaqay in ay xal u raadiyaan Khilaaf soo kala dhexgalay Madaxda sare ee Dowladda Federaalka
Axad, September 23, 2007(HOL): Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa maanta wuxuu Xildhibaan...
Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE GEEDDI: “Ciidamada Itoobiya Haddii shalay khilaafaadyo jireen oo la dhihi jiray ha baxaano maanta in loo oynayo in ay sii joogaan waad ogtihiin ayaan filayaa”
Axad, September 23, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa mar kale wuxuu ku celiyay in Dowla...
Warkii oo dhan »