Wararka Maanta
Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Boosaaso laga sugayo
Arbaco, September 26, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Gobolka W/Bari ayaa sheegaya in ay magaaladaas ka socoto qabanqa...
Warkii oo dhan »
Garyaqaanno u doodaya Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo sheegay in qaab aan sharci ah lagu soo xiray Guddoomiyaha
Arbaco, September 26, 2007(HOL): Garyaqaannada u doodaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Haaruun iyo Garsoore Maxamed Nuur ...
Warkii oo dhan »
Ma Dhab baa in Ciidamada Itoobiya lagu wareejiyay Nin Dalka Yemen u dhashay oo ay Ciidamada Booliska Beledweyne soo xireen?
Arbaco, September 26, 2007(HOL): Nin dhalin yaro ah oo dhalashadiisu tahay dalka Yaman islamarkaana dhawaan gacanta ku dhigeen Ciidamada Boolisk...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo markii labaad cafis u fidiyay Maxaabiis ku xirneyd Xabsiga Dhexe ee Muqdisho
Talaado, September 25, 2007HOL): Maxaabiis tiro badan ayaa waxaa laga sii daayay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho kadib markii uu Maxaabiistaas oo ...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Talaado, September 25, 2007HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay qaraxyo lala beegsaday Ciidamo ka amar ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo shir ku yeeshay Xarunta Villa Somalia
Talaado, September 25, 2007HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay sheegayaan in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisa...
Warkii oo dhan »
Dadka Degan Hareeraha Wadada Warshadaha oo loogu baaqay in ay halkaas ka guuraan
Talaado, September 25, 2007HOL): Dadka degan hareeraha Wadada Warshada ee magaalada Muqdisho ayaa maanta loogu baaqay in ay halkaas ka guuraan, iyadoo...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo Xubno cusub ku daray Guddigiisa Fulinta iyo Golihiisa Dhexe
Isniin, September 24, 2007(HOL): Isbaheysigii dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ee la magac-baxay Isbaheysiga Dib u xoreynta S...
Warkii oo dhan »
Ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo Puntland oo ku dagaalamay Deegaanka Ari-Caddeeye
Isniin, September 24, 2007(HOL): Ciidamo kala taabacsan Maamullada Somaliland iyo Puntland oo in muddo ah isku hor-fadhiyay Deegaanka Ari-Caddeeye ee ...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo iyo Dil loo geystay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Isniin, September 24, 2007(HOL): Labo qarax oo is-xigay ayaa maanta waxay ka dhaceen Wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo qaraxyadaasina lala beeg...
Warkii oo dhan »