Wararka Maanta

ABWAAN CISMAAN C/LLAAHI GUURE:  “Waxaan ka codsanaynaa Dowladda Federaalka inay sii dayso Abwaan Abshir Bacadle oo ah Abwaan Soomaaliyeed oo qaali ah”

ABWAAN CISMAAN C/LLAAHI GUURE: “Waxaan ka codsanaynaa Dowladda Federaalka inay sii dayso Abwaan Abshir Bacadle oo ah Abwaan Soomaaliyeed oo qaali ah”

OCT 21, 2007

Axad, October 21, 2007(HOL): Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa waxay maanta ka codsadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya in la sii daayo Abwaan Abshi...

Warkii oo dhan »
Xaflad lagu furayay dugsiga New Amoud Secondry oo maanta ka dhacday magaalada Borama

Xaflad lagu furayay dugsiga New Amoud Secondry oo maanta ka dhacday magaalada Borama

OCT 21, 2007

Axad, October 21, 2007(HOL):  Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu furayay dugsiga sarre ee New Amoud ayaa maanta ka dhacday xarunta dugsiga ...

Warkii oo dhan »
Meydad Dad rayid ah oo saakay lagu arkay Deegaano ka tirsan Xaafadda Towfiiq oo xalay Dagaal uu ka dhacay

Meydad Dad rayid ah oo saakay lagu arkay Deegaano ka tirsan Xaafadda Towfiiq oo xalay Dagaal uu ka dhacay

OCT 21, 2007

Axad, October 21, 2007(HOL): Deegaano dhowr ah oo ka tirsan Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid ayaa saaka waxaa lagu arkay Meydad Dad rayid ah oo t...

Warkii oo dhan »
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo sheegtay in Xadgudubyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo ka gudbay in la diiwaangeliyo

Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo sheegtay in Xadgudubyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo ka gudbay in la diiwaangeliyo

OCT 21, 2007

Axad, October 21, 2007(HOL):  Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha  oo ka mid ah Hay’adaha u dooda Xuquuqda Aadanaha ayaa w...

Warkii oo dhan »
Kulan ay Culumaa'udiinka Muqdisho ka yeesheen Dilalka Dadka Rayidka ah ee Muqdisho ku soo kordhay

Kulan ay Culumaa'udiinka Muqdisho ka yeesheen Dilalka Dadka Rayidka ah ee Muqdisho ku soo kordhay

OCT 21, 2007

Axad, October 21, 2007(HOL): Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Wal Jameeca oo maanta kulan ay ka qeybgaleen in ka badan boqol qofood ku yeeshay Hotelka Globa...

Warkii oo dhan »
Weerar habeennimadii xalay lagu qaaday Abaanduulaha Ciidamda Gobolka Hiiraan

Weerar habeennimadii xalay lagu qaaday Abaanduulaha Ciidamda Gobolka Hiiraan

OCT 21, 2007

Axad, October 21, 2007(HOL): Ilaa Sadax Ruux ayaa inta la og-yahay ku dhaawacmay weerar habeenimadii xalay lagu qaaday Abaan-duulaha Ciidamada Gobalka...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo Galabta Casir-Liiqii ku dagalaamay magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo Galabta Casir-Liiqii ku dagalaamay magaalada Muqdisho

OCT 20, 2007

Sabti, October 20, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka sameynayay Xaafadda Towfiiq ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta Casir-liiqii ...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geeddi oo Shacabka Muqdisho ugu baaqay in ay iska celiyaan Dad Dharka Ciidamada Dowladda ku dhibaateeya

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo Shacabka Muqdisho ugu baaqay in ay iska celiyaan Dad Dharka Ciidamada Dowladda ku dhibaateeya

OCT 20, 2007

Sabti, October 20, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar uu Baydhabo ugu qudbeynayay Xildhibaano ka tirsan ...

Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaq Siyaasadeed oo ka socda Magaalada Baydhabo

Dhaqdhaqaaq Siyaasadeed oo ka socda Magaalada Baydhabo

OCT 20, 2007

Sabti, October 20, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu halkaas ka socdo dha...

Warkii oo dhan »
Ku Simaha Guddoomiyaha Idaacadda Shabeelle oo xalay Muqdisho lagu dilay

Ku Simaha Guddoomiyaha Idaacadda Shabeelle oo xalay Muqdisho lagu dilay

OCT 20, 2007

Sabti, October 20, 2007(HOL): Waxaa xalay lagu dilay xaafadda Xamar Jadiid ee magaalada Muqdisho Alle ha u naxariistee Bashiir Nuur Geeddi oo ahaa Ku ...

Warkii oo dhan »