Wararka Maanta

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo sheegay in uusan waxba kala socon Biro lagu dayactiri lahaa Dekedda Muqdisho oo ay Shirkad Ganacsi raraneyso

Ra’iisal Wasaare Geeddi oo sheegay in uusan waxba kala socon Biro lagu dayactiri lahaa Dekedda Muqdisho oo ay Shirkad Ganacsi raraneyso

OCT 26, 2007

Jimco, October 26, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa shaaca ka qaaday in uusan waxba kala...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo baaq u jeedisay madaxda sare ee Dowladda Federaalka ee is-khilaafsan

Qaramada Midoobay oo baaq u jeedisay madaxda sare ee Dowladda Federaalka ee is-khilaafsan

OCT 26, 2007

Jimco, October 26, 2007(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould Abdallah ayaa ugu baaq...

Warkii oo dhan »
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo la kala saftay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo la kala saftay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi

OCT 26, 2007

Jimco, October 26, 2007(HOL): Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo la filayay inay sharciga ku kala saaraan Madaxda Dowladda Federaalka ee is-haya ...

Warkii oo dhan »
Maxaad kala socotaa Muuqaallada ay leedahay Magaalada Hargeysa iyo Dib u Dhiska ka socda?

Maxaad kala socotaa Muuqaallada ay leedahay Magaalada Hargeysa iyo Dib u Dhiska ka socda?

OCT 25, 2007

Khamiis, October 25, 2007(HOL): Tan iyo markii ay Somaliland ku dhawaaqday inay Madax-bannaanideedii kala soo noqotay Koonfurta Soomaaliya, oo ay 1-di...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Daahir Rayaale oo la kulmay Wafti ka socda Dawladda Faransiiska

Madaxweyne Daahir Rayaale oo la kulmay Wafti ka socda Dawladda Faransiiska

OCT 25, 2007

Khamiis, October 25, 2007(HOL): Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Wefti ka socda Dawladd...

Warkii oo dhan »
Qeylo-dhaan lagu dalbayo in la joojiyo dhoofinta Biro yaala Gudaha Dekedda Muqdisho oo isa soo tareysa

Qeylo-dhaan lagu dalbayo in la joojiyo dhoofinta Biro yaala Gudaha Dekedda Muqdisho oo isa soo tareysa

OCT 25, 2007

Khamiis, October 25, 2007(HOL): Waxaa isa soo taryesa Qeylo-dhaan lagu dalbayo in la joojiyo dhoofinta Biro waa weyn oo yaala gudaha Dekedda weyn ee M...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka wada Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho iyo Qaraxyo Howlgallaadaas dhinac socda

Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka wada Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho iyo Qaraxyo Howlgallaadaas dhinac socda

OCT 25, 2007

Khamiis, October 25, 2007(HOL):Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho waxay ka wadaan howlgallo lagu sug...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in bililiqo lagu hayo Biro lagu ballaarin lahaa Dekedda Muqdisho

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in bililiqo lagu hayo Biro lagu ballaarin lahaa Dekedda Muqdisho

OCT 25, 2007

Khamiis, October 25, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, Garabka uu hoggaamiyo Maxamed Xasan Xaad ayaa soo saaray Warsaxaafadeed ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay Miino kula qaraxday Gudaha Magaalada Beledweyne

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo dhimasho iyo dhaawac ay ka soo gaartay Miino kula qaraxday Gudaha Magaalada Beledweyne

OCT 25, 2007

Khamiis, October 25, 2007(HOL): Labo ka tirsan Ciidamada Dowlada Federaalka ayaa ku geeriyootay 6 kalena dhaawac culus ayaa ka soo gaaray Miino Dhulka...

Warkii oo dhan »
Qarax lala beegsaday Guddoomiyaha Degmada Afgooye oo geystay Dhaawaca Shan Ruux oo uu ku jiro Xoghayntii Guddoomiyaha

Qarax lala beegsaday Guddoomiyaha Degmada Afgooye oo geystay Dhaawaca Shan Ruux oo uu ku jiro Xoghayntii Guddoomiyaha

OCT 25, 2007

Khamiis, October 25, 2007(HOL): Qarax aad u xooggan ayaa saaka wuxuu ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo qaraxaasina uu ahaa...

Warkii oo dhan »