Wararka Maanta

Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil oo lacag Deeqah Gudoonsiisay Dugsiga Sheekh Cali Jowhar ee Borama

Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil oo lacag Deeqah Gudoonsiisay Dugsiga Sheekh Cali Jowhar ee Borama

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Maamulaha Shirkada Dahabshiil ee Borama Ismaaciil Cabdi Riiraash ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Borama lacag deeq ah...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo bilaabaya ka doodista Qodobo ka soo baxay Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Muqdisho lagu qabtay

Baarlamaanka Soomaaliya oo bilaabaya ka doodista Qodobo ka soo baxay Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee Muqdisho lagu qabtay

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta wuxuu shir ku leeyahay Xaruntiisa KMG ah ee Magaalada Baydhabo, iyadoo loo qeybinay...

Warkii oo dhan »
Kooxaha Burcad Badeedka oo laga ciribtirayo Xeebaha Soomaaliya

Kooxaha Burcad Badeedka oo laga ciribtirayo Xeebaha Soomaaliya

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Kooxaha Burcad Badeedka ah ee in muddo ah Af-duubka ku hayay Maraakiibta iyo Doomaha ku socdaala Xeebaha Soomaaliya aya...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Muqdisho oo degan iyadoo ay dib u bilowdeen Dhaqdhaqaaqyadii Dadka iyo Ganacsiga

Xaaladda Magaalada Muqdisho oo degan iyadoo ay dib u bilowdeen Dhaqdhaqaaqyadii Dadka iyo Ganacsiga

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Xaaladda Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa saaka degan, iyadoo ay dib u bilowdeen dhaqdhaqaaqyada ...

Warkii oo dhan »
C/Fataax Shaawey oo sheegay in Dadka Muqdisho ay ka qeybtaan Dagaalka lagala soo horjeedo Dowladda Federaalka

C/Fataax Shaawey oo sheegay in Dadka Muqdisho ay ka qeybtaan Dagaalka lagala soo horjeedo Dowladda Federaalka

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinacyada Ammaanka iyo Siyaasadda C/fataax Ibraahim Sabriye Shaaweey ayaa s...

Warkii oo dhan »
Somaliland: Waxbarashada iyo heerka ay maanta marayso

Somaliland: Waxbarashada iyo heerka ay maanta marayso

OCT 31, 2007

Arbaco, October 31, 2007(HOL): Horumar kasta oo qof walba oo adduunka korkiisa ku nooli gaadho, wuxuu u saamaxaa inuu taransado waxyaabo badan, oo aan...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo amar shaqo joojin ah ku soo rogay Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir

Maxamed Dheere oo amar shaqo joojin ah ku soo rogay Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir

OCT 27, 2007

Sabti, October 27, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta wuxuu amar...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka howlgallo ka wada qeybo ka mid ah Wadada 30-ka iyo Qaraxyo Ciidamadaas lagu weeraray

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka howlgallo ka wada qeybo ka mid ah Wadada 30-ka iyo Qaraxyo Ciidamadaas lagu weeraray

OCT 27, 2007

Sabti, October 27, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gawaarida gaashaaman ee dagaalka ayaa waxay howlgallo ka wadaan Wadada 30-ka qeybah...

Warkii oo dhan »
Dagaal fool ka fool ah oo Muqdisho ku dhexmaraya Ciidamada Dowladda Federaalka, kuwa Itoobiya iyo Kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda

Dagaal fool ka fool ah oo Muqdisho ku dhexmaraya Ciidamada Dowladda Federaalka, kuwa Itoobiya iyo Kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda

OCT 27, 2007

Kooxo hubeysan oo la wareegay gacan ku heynta Saldhigga Booliska Degmada Hodan   Sabti, October 27, 2007(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsa...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo sheegay in uu wax ka qabanayo Amni darro ku soo korortay magaalada Jowhar

Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe oo sheegay in uu wax ka qabanayo Amni darro ku soo korortay magaalada Jowhar

OCT 27, 2007

Sabti, October 27, 2007(HOL):  Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Maxamed Cumar Deelle ayaa si rami ah shaaca uga qaaday in ay wax ka qabanaya...

Warkii oo dhan »