Wararka Maanta
Banaanbax lagu taageerayay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka dhacay magaalada London
Axad, December 23, 2007(HOL): Banaanbax lagu taageerayay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay waxaa uu ka dhacay magaalada London ee dalka...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo xalay ka dhacay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho
Axad, December 23, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda u ah Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dagaal kii ugu xooggana...
Warkii oo dhan »
Agaasimaha Idaacadda Qur’aanka Kariimka oo maalintii 22aad ku jira Xabsi ay maamusho Dowladda Federaalka
Sabti, December 22, 2007(HOL): Waxaa maalintii 22aad ku jira Xabsi ay maamusho Dowladda Federaalka Soomaaliya Agaasimaha Idaacadda Q...
Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab oo shaaciyay in uu Hoggaamiye cusub yeeshay
Sabti, December 22, 2007(HOL): Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo dagaallo kala soo horjeeda Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka oo ku sugnaa Xaruntii Villa Baydhabo oo sheegay in qaab Qabiil loo faquuqay
Sabti, December 22, 2007(HOL): Ciidamo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo fariisin ku lahaa Xarunta Villa Baydhabo ayaa saaka xar...
Warkii oo dhan »
Xiisado Colaadeed oo mar kale ka dhex taagan Beelihii dhaqaan Heshiiska ku gaaray Deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Sabti, December 22, 2007(HOL): Inta la Og-yahay Labo Ruux ayaa ku geeriyootay Iska Hor-imaad ka dhacay inta u dhaxeeysa Deegaanada Ceel-baraf iyo Ceel...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Rag Golahaas laga xiray lagu hayo jir-dil si War looga dhaliyo
Sabti, December 22, 2007(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa shaaca ka qaaday in Afhayeenno uu lahaa Golahaas oo ay xirtay Dowladd...
Warkii oo dhan »
Garsoore ka tirsanaa Maxkamadda sare ee Dowladda Federaalka oo xalay lagu dilay Magaalada Baydhabo
Sabti, December 22, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa lagu dilay magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay Shiikh Maxamuud Maxamed Axmed...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay Xaaladda Dalka Soomaaliya
Sabti, December 22, 2007(HOL): Golaha Ammaanka Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyay Xaaladda uu haatan ku sugan yahay Dalka Soomaaliya, wuxuuna shee...
Warkii oo dhan »
Weerarro xalay lagu qaaday fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya
Sabti, December 22, 2007(HOL): Fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa xalay lagu weeraray magaal...
Warkii oo dhan »