Wararka Maanta
Dab ka kacay Tuulo hoos-tagta Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo oo Khasaare geystay
Khamiis, December 27, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Gaarbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in Tuulo lagu magacaabo Qadiida o...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Ammaanka Puntland iyo Raggii Af-duubtay Samafalayaashii u shaqeynayay Hay’adda MSF-Spain oo rasaas is-weydaarsaday, isna horfadhiya
Arbaco, December 26, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in duleedka magaaladaas ay isku hor-fa...
Warkii oo dhan »
Reer Kismaayo oo 100 Milyan oo Shillin Soomaali ah ugu deeqay Dad Muqdisho ka barakacay oo ku sugan inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye
Arbaco, December 26, 2007(HOL): Qeybaha kala duwan ee ku dhaqan magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay lacag dhan 100 Milyan Shi...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye Seddexaad oo loo magacaabay Degmada Howl-Wadaag ee Gobolka Banaadir
Arbaco, December 26, 2007(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu guddoomiyihii seddexaad u magacaabay Degmada Howl-Wadaag ee go...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo maanta howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho
Arbaco, December 26, 2007(HOL): Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ayaa saaka waxay howlgallo ka sameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Muqdish...
Warkii oo dhan »
Shaqaale ka tirsan Hay’adda MSF-Spain oo goor dhaweyd lagu af-duubtay Magaalada Boosaaso
Arbaco, December 26, 2007(HOL): Labo Hablood oo ka mid ah Shaqaalaha Hay’adda MSF-Spain oo ka howlgelayay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, i...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo albaabada u laabay Idaacadda Somaliweyn ee Magaalada Muqdisho
Arbaco, December 26, 2007(HOL): Amar ka soo baxay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa albaabada loogu la...
Warkii oo dhan »
Iska hor-imaad maanta ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha
Talaado, December 25, 2007(HOL): Iska hor-imaad xooggan ayaa maanta waxaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah wadada Warshadaha, iyadoo Iska hor-imaadkaasna ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maamullada Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose oo isku rasaaseeyay Deegaanka Ceelasha Biyaha
Talaado, December 25, 2007(HOL): Waxaa saaka isku rasaaseeyay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ciidamo kala taabacsan Gobollada Shabeelaha Hoose iyo Gobolka ...
Warkii oo dhan »
Bambooyin xalay lagu tuuray Guriga Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Bay oo dhimasho iyo dhaawac sababay
Talaado, December 25, 2007(HOL): Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay weerar bambooyin loo adeegsa...
Warkii oo dhan »