Wararka Maanta

Iska hor-imaadyo saaka ka dhacay inta u dhaxeysa Warshaddii Caanaha iyo Tareebuunka

Iska hor-imaadyo saaka ka dhacay inta u dhaxeysa Warshaddii Caanaha iyo Tareebuunka

DEC 30, 2007

Axad, December 30, 2007(HOL):Iska hor-imaad hubeysan ayaa maanta wuxuu ka dhacay inta u dhaxeysa Warshaddii Caanaha iyo Tareebuunka, iyadoo iska hor-i...

Warkii oo dhan »
Duqa Magaalada Laascaanood oo ka hadlay Xaaladda Maamul iyo Nabadgelyo ee Magaaladaas

Duqa Magaalada Laascaanood oo ka hadlay Xaaladda Maamul iyo Nabadgelyo ee Magaaladaas

DEC 29, 2007

Sabti, December 29, 2007(HOL): Maayarka Magaalada Laascaanood Axmed Daahir Xaaji Xasan  ayaa sheegay in dawlad hoose ahaan ay bilaabeen ururintii...

Warkii oo dhan »
Hay’adda UNDP oo dayactir ku sameyneysa Gacan-biyoodka Boodaaye ee Degmada Mahadaay

Hay’adda UNDP oo dayactir ku sameyneysa Gacan-biyoodka Boodaaye ee Degmada Mahadaay

DEC 29, 2007

Sabti, December 29, 2007(HOL): Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta mashaariicda ee UNDP ayaa waxay dayactir ku sameyneysaa gacan biyo...

Warkii oo dhan »
Qeybo ka mid ah Ciidamada Itoobiya ee joogay Duleedka Beledweyne oo aaday dhanka Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya

Qeybo ka mid ah Ciidamada Itoobiya ee joogay Duleedka Beledweyne oo aaday dhanka Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya

DEC 29, 2007

Sabti, December 29, 2007(HOL): Gelinkii danbe ee maalintii shalay ayaa gudaha Magaalada Beledweyne waxaa siweyn u soo buux dhaafiyay Ciidamo Itoobiyaa...

Warkii oo dhan »
Guriga Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Bay oo mar kale xalay la weeraray

Guriga Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Bay oo mar kale xalay la weeraray

DEC 29, 2007

Sabti, December 29, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen guriga Taliyaha Booliska Qeybta Gobolka Bay, Jen. Aada...

Warkii oo dhan »
Dadka Degmada Guriceel oo si weyn u soo dhaweeyay Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka tegay halkaas kadib muddo lix bilood ah oo ay dul-deganaayeen

Dadka Degmada Guriceel oo si weyn u soo dhaweeyay Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka tegay halkaas kadib muddo lix bilood ah oo ay dul-deganaayeen

DEC 29, 2007

Sabti, December 29, 2007(HOL): Dadka ku dhaqan Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa si weyn ugu farxay Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay Degmada...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalmaha soo socda laga sugayo Magaalada Baydhabo

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalmaha soo socda laga sugayo Magaalada Baydhabo

DEC 29, 2007

Sabti, December 29, 2007(HOL): Warar aynu ka helnay ilo wareedyo aad ugu dhow dhow xafiiska madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxay sheegayaan in ...

Warkii oo dhan »
Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir oo qarax miino ku geeriyooday

Afhayeenkii maamulka Gobolka Banaadir oo qarax miino ku geeriyooday

DEC 29, 2007

Afhayeenkii Maamulka Gobolka Banaadir Maxameed Muxyaddiin CaliSabti, December 29, 2007(HOL): Waxaa saaka ku geeriyooday Isbitaalka Keysaney ee m...

Warkii oo dhan »
Kolonyo ay la socdeen Kooxda Fannaaniinta Heegan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo qarax lagu weeraray

Kolonyo ay la socdeen Kooxda Fannaaniinta Heegan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo qarax lagu weeraray

DEC 28, 2007

Jimco, December 28, 2007(HOL): Kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen Kooxda Fannaaniinta Heegan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta waxaa lagu...

Warkii oo dhan »
Dowladda Yemen oo dib u celisay Dad Soomaaliyeed oo Visa been abuur ah ku safrayay

Dowladda Yemen oo dib u celisay Dad Soomaaliyeed oo Visa been abuur ah ku safrayay

DEC 28, 2007

Jimco, December 28, 2007(HOL): Dowladda Yemen ayaa waxay dib ugu celisay Dalka Soomaaliya dadka ka soo cararay Soomaaliya oo diyaarad ku safrayay, kuw...

Warkii oo dhan »