Wararka Maanta

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo xalay ka dhacay Degmada Afgooye

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo xalay ka dhacay Degmada Afgooye

JAN 03, 2008

Khamiis, January 03, 2008(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ka dhacay Qarax aad u xogganaa oo sababay ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo uu tababar uga furmay Deegaanka Galin-Soor ee Gobolka Mudug

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo uu tababar uga furmay Deegaanka Galin-Soor ee Gobolka Mudug

JAN 03, 2008

Khamiis, January 03, 2008(HOL): Tababrkan oo ay ka qeyb-qaadanayaan ilaa 1000 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowlada Federaalka ayaa waxaa furitaankiis...

Warkii oo dhan »
MADAXWEYNE DAAHIR RIYAALE: “C/llaahi Yuusuf Waa Nin isagoo kursigiisii ku fadhiya hadana jecel in uu cid kasta u hanjabo, waxaana anigu qabaa hanjabaad waxba ku qaadi-mayo….”

MADAXWEYNE DAAHIR RIYAALE: “C/llaahi Yuusuf Waa Nin isagoo kursigiisii ku fadhiya hadana jecel in uu cid kasta u hanjabo, waxaana anigu qabaa hanjabaad waxba ku qaadi-mayo….”

JAN 02, 2008

Madaxweyne Daahir RiyaaleArbaco, January 02, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu shalay sh...

Warkii oo dhan »
Dad Soomaali ah oo ka cararay dhibaatooyin ka jira magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi oo isugu tegay Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

Dad Soomaali ah oo ka cararay dhibaatooyin ka jira magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi oo isugu tegay Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya

JAN 02, 2008

Arbaco, January 02, 2008(HOL): Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maalmaha aad u buux-dhaafiyay Dad Soomaali ah oo isugu jiray kuwo ka ...

Warkii oo dhan »
Hay’adda Daryeel Bulsho Guud (DBG) oo xalay la weeraray, Khasaare Naf iyo Maal lehna loo geystay

Hay’adda Daryeel Bulsho Guud (DBG) oo xalay la weeraray, Khasaare Naf iyo Maal lehna loo geystay

JAN 02, 2008

Arbaco, January 02, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar ku qaadeen xarun ay Hay’adda Daryeel Bulsho Guud (DBG)  ku...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo xalay deganeyd marka laga reebo weerar lagu qaaday Saldhigga Degmada Huriwaa

Muqdisho oo xalay deganeyd marka laga reebo weerar lagu qaaday Saldhigga Degmada Huriwaa

JAN 02, 2008

Arbaco, January 02, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ahayd mid ka degan habeennadii la soo...

Warkii oo dhan »
Diyaarad nooca wax basaasta ah oo ku soo dhacay Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag

Diyaarad nooca wax basaasta ah oo ku soo dhacay Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag

JAN 02, 2008

Arbaco, January 02, 2008(HOL): Degmada Laas-Qoray ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa shalay gelinkii dambe ku soo dhacday Diyaarad nooca wax basaasta ah, ta...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Sirdoonka Somaliland oo is-casilay

Taliyaha Sirdoonka Somaliland oo is-casilay

JAN 02, 2008

Arbaco, January 02, 2008(HOL): Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Somaliland Xuseen Xasan Guuleed (Xuseen Kiiniyaati), ayaa la sheegay inuu iska ca...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray go’aan ku saabsan Xeerka la-dagaallanka Musuqmaasuqa

Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray go’aan ku saabsan Xeerka la-dagaallanka Musuqmaasuqa

JAN 02, 2008

Arbaco, January 02, 2008(HOL):  Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, oo dhawaan la filayo inuu u socdaalo dalka Maraykanka, ayaa so...

Warkii oo dhan »
Waa Sidee Xaaladda Caruurta Qoysaska soo barakacay ee ku nool Bartamaha Soomaaliya?

Waa Sidee Xaaladda Caruurta Qoysaska soo barakacay ee ku nool Bartamaha Soomaaliya?

JAN 02, 2008

Arbaco, January 02, 2008(HOL):  Marka la eego Xaalada dadka ka soo Barakacay Xiisadaha colaadeed ee ka taagaan Caasimada Muqdisho ee soo gaaray G...

Warkii oo dhan »