Wararka Maanta
Salaadiin ka soo jeeda Beesha Habar-gidir oo sheegay in ay saluugsan yihiin xilka looga magacaabay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Sabti, January 05, 2008(HOL): Salaadiin ka soo jeeda Beesha Habar-gidir oo maanta shir ku yeeshay Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqd...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in Ciidamada CID-da ay si kas ah u dileen Injineer ka shaqeynayay dhismaha Waddooyinka Muqdisho
Sabti, January 05, 2008(HOL): Guddiga Ammaanka Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta shir ka yeeshay xaaladda ammaanka ee Magaalada Muqdisho ayaa ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo iyagoo gadoosan ka baxay Xeradii Guul-Wadayaasha ee Magaalada Muqdisho
Sabti, January 05, 2008(HOL): Ciidamo Boolis ah oo tiradooda ka badan tahay 100 Askari ayaa iyagoo gadoodsan waxay maanta ka baxeen Xeradii Guul...
Warkii oo dhan »
Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta Baydhabo lagu dhaariyay
Sabti, January 05, 2008(HOL): 12 Wasiir iyo 5 Wasiir ku xigeen oo ka tirsan Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa waxaa...
Warkii oo dhan »
Diblumaasiyiin ka tirsan Safaaradda Liibiya ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu af-duubtay
Sabti, January 05, 2008(HOL): Labo Diblumaasi oo ka tirsanaa Safaaradda Liibiya ay ku leedahay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho a...
Warkii oo dhan »
Saameyn intee la eg ayay Idaacadda Horn Afrik ku yeelan doontaa mid ka mid ah Milkilayaasha Idaacaddaas oo ka mid noqday Dowladda Federaalka?
Axmed C/Salaan Xaaji AadanSabti, January 05, 2008(HOL): Shalay gelinkii dambe ayay ahayd markii uu Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka S...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka howlgallo ka sameynaya Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid
Sabti, January 05, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo loo maleeyay in ay ka soo baxeen garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium ayaa saaka waxay howlg...
Warkii oo dhan »
Qarax Xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo oo dhimasho iyo dhaawac geystay
Sabti, January 05, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu xalay bartamaha magaalada...
Warkii oo dhan »
CABDI C/DULLE QUJUC: “Erayga 4.5 waa kan dib u dhigay Dhismaha Qaranka Soomaaliyeed”
Sabti, January 05, 2008(HOL): Siyaasiga Cabdi C/dulle Qujuc oo ka mid ahaa ka qeyb-galayaashii shirkii lagu soo dhisay Dowlada Federaalka ayaa s...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo soo dhisay Xukuumad aad uga tiro yar Xukuumadihii soo maray Dowladda Federaalka Soomaaliya
Jimco, January 04, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa goor dhaweyd wuxuu ku dhawaaqa...
Warkii oo dhan »