Wararka Maanta
Dagaal ka dhacay Deegaanka Tubada ee Degmada Dayniile
Talaado, January 08, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka wuxuu ka dhacay Deegaanka Tubada oo ka tirsan Degma...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka waramay Xaaladdiisa Caafimaad kadib markii uu dib ugu laabtay Dhaqtarkiisa London
Talaado, January 08, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo haatan lagu daweynayo Isbitaalka Cromwell ee maga...
Warkii oo dhan »
Bam xalay lagu weeraray Hotel ay Magaalada Beledweyne ka degan yihiin Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan
Talaado, January 08, 2008(HOL): Ban kuwa gacanta laga tuuro ah ayaa habeenimadii xalay lagu weeraray Hotel Galbeed oo ku yaala Xaafada Howl-wada...
Warkii oo dhan »
Madaafiic xalay la isugu adeegsaday Muqdisho oo ay khasaare ka soo gaartay Dad Rayid ah oo guryahooda iska hurday
Talaado, January 08, 2008(HOL): Madaafiic ay xalay isugu adeegsadeen magaalada Muqdisho Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda joo...
Warkii oo dhan »
Mid ka mid Shaqaalaha Hay’adda Zamzam Foundation oo xalay Muqdisho lagu dilay
Talaado, January 08, 2008(HOL): Habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay mid ka mid ah Shaqaalaha Hay’adda Zamzam Foundation, kaasi ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo sharci darro ku tilmaamay in Dadka soo barakacay ay degaan Xarumaha Dowladda iyo kuwa Danta Guud
Talaado, January 08, 2008(HOL): Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa sharci darro ku tilmaamay in ...
Warkii oo dhan »
Shirar ka dhan Xukuumadda uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Baydhabo ka socda
Isniin, January 07, 2008(HOL): Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa saacadihii aynu ka soo gudubnay waxaa ka socday shirar gooni gooni ah oo...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo baaq u diray Beesha Caalamka, Hay’adaha u dooda Xuquuqda Aadanaha iyo Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya
Isniin, January 07, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ayaa waxaa uu maanta soo saaray warsaxaafeed uu kaga hadlayo dhibaatada heysata d...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray deegaannada u dhaxeeya Matabaan iyo Bacda ee Gobolka Hiiraan
Isniin, January 07, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa goor dhaw gaaray Inta u dhaxeysa Degmada Matabaan iyo Deeg...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo la dhigay Isbitaalka Cromwell ee magaalada London
Isniin, January 07, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa markii labaad muddo bil gudaheed ah waxaa la dhi...
Warkii oo dhan »