Wararka Maanta

Xoogag u daacad ah Maxkamadihii Islaamka oo laga soo sheegayo Deegaano ka tirsan Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya

Xoogag u daacad ah Maxkamadihii Islaamka oo laga soo sheegayo Deegaano ka tirsan Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya

JAN 09, 2008

Arbaco, January 09, 2008(HOL): Deegaano dhowr ah  oo ku yaala Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa laga soo sheegayaa xooggag u daacad ah...

Warkii oo dhan »
Ururka Al-Shabaab oo sheegay in uusan hor-joogsaneynin Hay’adaha Samafalka ee gargaaraya Dadka Soomaaliyeed

Ururka Al-Shabaab oo sheegay in uusan hor-joogsaneynin Hay’adaha Samafalka ee gargaaraya Dadka Soomaaliyeed

JAN 09, 2008

Arbaco, January 09, 2008(HOL): Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo howlaha ay Hay’adaha ugu gargaarayaan Dadka Soomaaliyed, wuxuuna ...

Warkii oo dhan »
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo Hub iyo Xashiishad ku soo bandhigay Saldhigga Afar Irdood ee Degmada Xamar-weyne

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo Hub iyo Xashiishad ku soo bandhigay Saldhigga Afar Irdood ee Degmada Xamar-weyne

JAN 09, 2008

Arbaco, January 09, 2008(HOL):  Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta wuxuu soo bandgigay hub iyo xashiish ay soo qabteen Ciidamo ka...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo la wareegay labo bar-koontarool oo fariisin u ahayd Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan

Kooxo hubeysan oo la wareegay labo bar-koontarool oo fariisin u ahayd Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan

JAN 09, 2008

Arbaco, January 09, 2008(HOL):  Warar goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan la wareegeen gacan ku heynta Labo Bar-kootarool oo fari...

Warkii oo dhan »
Dad u barkacay Deegaano ka tirsan Degmada Dayniile oo mar kale sii barakacay

Dad u barkacay Deegaano ka tirsan Degmada Dayniile oo mar kale sii barakacay

JAN 09, 2008

Arbaco, January 09, 2008(HOL): Dad badan oo ka barakcay dhibaatooyink ka jira magaalada Muqdisho, isla markaana ku noolaa deegaano hoos-taga Degmada D...

Warkii oo dhan »
Ammaanka Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe oo sii xumaanaya

Ammaanka Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe oo sii xumaanaya

JAN 09, 2008

Arbaco, January 09, 2008(HOL): Waxaa soo badanaya falal amni darro ah oo ka dhacaya Deegaano hoos-yimaada Gobolka Shabeelaha Dhexe, kuwaasi oo ay ka c...

Warkii oo dhan »
Fannaan Maxamed Yuusuf Cabdi oo si heer qaran ah loogu aasay Hargeysa

Fannaan Maxamed Yuusuf Cabdi oo si heer qaran ah loogu aasay Hargeysa

JAN 09, 2008

Marxuum Maxamed Yuusuf CabdiArbaco, January 09, 2008(HOL): Alle ha u naxariistee, waxa saaka lagu aasay Qabuuraha Xaafadda Maxamed Mooge, ee ma...

Warkii oo dhan »
Dagaallo maanta ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose

Dagaallo maanta ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose

JAN 08, 2008

Talaado, January 08, 2008(HOL): Dagaal la isugu adeegaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta wuxuu ka dhacay deegaano ka tirsan Gobollada Banaad...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo Qaramada Midoobay ugu baaqday inay Xafiisyadooda u raraan Hargeysa

Xukuumadda Somaliland oo Qaramada Midoobay ugu baaqday inay Xafiisyadooda u raraan Hargeysa

JAN 08, 2008

Talaado, January 08, 2008(HOL): Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay iyo Ururada Caalamiga ah ee sama-falka ugu baaqay inay saldhigyadooda u ...

Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo Baarlamaanka Soomaaliya hor-geeyay Qorshe Howleedka Xukuumaddiisa

Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde oo Baarlamaanka Soomaaliya hor-geeyay Qorshe Howleedka Xukuumaddiisa

JAN 08, 2008

Ra'iisal Wasaare Nuur CaddeTalaado, January 08, 2008(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde ay...

Warkii oo dhan »