Wararka Maanta
Guriga Madaxa Ammaanka Degmada Balcad oo xalay Bambo gacmeed lagu weeraray
Isniin, February 04, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar loo adeegsaday Bambooyinka gacanta laga tuuro ku qaa...
Warkii oo dhan »
Jendayi Frazer oo booqasho ku tagtay Magaalada Hargeysa
Jendayi Frazer oo booqatay SomalilandAxad, February 03, 2008(HOL): Waxaa booqasho hal maalin ah ku tagay Magaalada Hargeysa Kaaliyaha Xoghayaha...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in ay Dalalka Midowga Afrika ballanqaadeen in la kordhinayo Ciidamada Amsiom ee Soomaaliya jooga
Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya-Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)Axad, February 03, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo cambaareeyay Shirkii Midowga Afrika ee lagu qabtay Magaalada Addis Ababa
Axad, February 03, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee Xaruntiisa dhexe ay tahay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa cambaareeyay S...
Warkii oo dhan »
8 Ruux oo ku geeriyootay Miino ku qaraxday Gaari ay saarnaayeen oo marayay agagaarka Dugsigii 21-ka Oktoobar ee Magaalada Muqdisho
Axad, February 03, 2008(HOL): 8 Ruux ayaa geeriyootay 7 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kadib markii ay Miino la kacday Gaari Mini...
Warkii oo dhan »
Shirkii Midowga Afrika oo waxyaabihii looga hadlay ay ugu sahlanaatay Arrinta Soomaaliya
Axad, February 03, 2008(HOL): Shirkii Midowga Afrika ee shalay lagu soo gebagebeeyay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya ayaa arrimihii looga hadl...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo jawaab ka bixiyay eedeyn uu u jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Afhayeenka Dhaqanka ee Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye-Axmed Diiriye Axad, February 03, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqanka ee Golaha Dh...
Warkii oo dhan »
Taliyihii Ciidamada Nabad-sugidda Degmada Beledweyne oo xalay toogasho lagu dilay
Axad, February 03, 2008(HOL): Koox hubeysan ayaa habeenimadii xalay ku toogtay Xaafadda Howl-wadaag ee Magaaladda Beledweyne Taliyihii Ciidamadda Naba...
Warkii oo dhan »
Askari xalay lagu dilay Degmada Wadajir iyo Suuqa Degmadaas oo Miino lagu aasay lagu arkay
Axad, February 03, 2008(HOL): Deegaanka Qurac Bun-jebshe ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay Askari ka t...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada ee Degmada Beledweyne oo eedeyn kulul u jeediyay Gobolka Hiiraan
Sabti, February 02, 2008(HOL): Gudoomiye ku-xigeenka Arimaha Bulshadda Degmadda Beledweyne C/raxmaan Cabdi Cilmi (Buruki) ayaa isaga oo jooga Deegaank...
Warkii oo dhan »