Wararka Maanta
Madaxweynaha Somaliland oo kormeer ku soo maray Magaalooyinka Wajaale, Gabiley iyo Arabsiyo
Khamiis, February 07, 2008(HOL): Madaxweynaha Somaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Maanta Kormeer kedis ah ku soo Maray meelo kala duwan oo ay ka...
Warkii oo dhan »
PROF. IBRAAHIM XASAN CADDOW: “Annagu ma nihin argagixiso ee waxaan nahay dad nabadeed, warkaasina waxaa buunbuunisay Dowladda Itoobiya oo aan rabin in ay Soomaaliya nabad iyo xasilooni hesho”
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadihii Islaamka-Prof. Ibraahim Xasan CaddowKhamiis, February 07, 2008(HOL): Prof. Ibraahim Xasan Caddow oo ah X...
Warkii oo dhan »
Dagaal dhimasho iyo dhaawac geystay oo shalay gelinkii dambe iyo xalay fiidkii ka dhacay Magaalada Muqdisho
Khamiis, February 07, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa shalay gelinkii dambe iyo xalay fiidkii hore waxaa ka dhacay d...
Warkii oo dhan »
Maxaabiis Soomaali ah oo ku xirneyd Dalka Itoobiya oo la sii daayay iyo maxaabiistaas oo ka hadashay meelihii ay ku xirnaayeen
Khamiis, February 07, 2008(HOL): Waxaa shalay lagu sii daayay gudaha magaalada Baydhabo Maxaabiis ku xirneyd gudaha dalka Itoobiya oo markoodii ...
Warkii oo dhan »
Safaaradda Finland ay ku leedahay Nairobi oo ka wel welsan Farriin Hanjabaad ah oo uu u diray Qof leh magac Soomaali ah
Arbaco, February 06, 2008(HOL): Safaaradda ay Dowladda Finland ku leedahay Magaalada Nairobi ayaa waxay soo saartay hadal saxaafadeed welwel xambaarsa...
Warkii oo dhan »
Xisbiga UDUB oo Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye ku eedeeyay in uu sawir aan wacneyd ka bixiyay Somaliland
Jendayi Frazer oo ilaalo hubeysan wadata oo lagu soo dhaweeyay magaalada HargeysaArbaco, February 06, 2008(HOL): Gudoomiyaha Siyaasadda ee xisb...
Warkii oo dhan »
Nin Kariye ka ahaa Jiko lagu qaadiyo Dadka soo barakacay oo Magaalada Muqdisho lagu dilay
Talaado, February 05, 2008(HOL): Dil qorsheysan oo ay fuliyeen Rag Bastoolado ku hubeysan ayaa saaka waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Muqdisho oo saaka degan kadib dagaal xooggan oo shalay gelinkii dambe iyo xalay fiidkii ka dhacay
Arbaco, February 06, 2008(HOL): Waxaa saaka degan xaaladda goobo ay shalay gelinkii dambe iyo xalay fiidkii ay dagaallo culus ka dhaceen, kuwaas...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in ay Ammaanka Muqdisho la sugi karo haddii ay Dadku go’aansadaan
Arbaco, February 06, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muuse Nuur Amiin ayaa markii ugu horeeyay waxaa uu ka hadlay...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo sababay Dhimashada 20 Ruux iyo Dhaawac 60 Ruux kor u dhaafaya oo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Arbaco, February 06, 2008(HOL): 20 Ruux ayaa geeriyootay, in ka badan 60 ruuxna dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii xalay dadkaasi lala beegsaday l...
Warkii oo dhan »