Wararka Maanta

Shareecada Islaamka oo Dood weyn ka dhalisay Wadanka Ingiriiska kadib markii la soo jeediyay in wax laga qaato ku dhaqankeeda

Shareecada Islaamka oo Dood weyn ka dhalisay Wadanka Ingiriiska kadib markii la soo jeediyay in wax laga qaato ku dhaqankeeda

FEB 09, 2008

Sabti, February 09, 2008(HOL): Wadaadka ugu sareeya xaga diinta Wadanka Ingiriiska Dr Rowan Williams ayaa waxa uu sheegay in ay haboon tahay in la soo...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

FEB 08, 2008

Jimco, February 08, 2008(HOL): Sarkaalkan la dilay oo lagu magacaabi jiray Axmed Cumar, isla markaana ka tirsanaan jiray Saraakiishii Ciidanka Boolisk...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo dib ugu soo noqday Xaafado ka tirsan Degmada Hodan oo ay horay uga baxeen

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo dib ugu soo noqday Xaafado ka tirsan Degmada Hodan oo ay horay uga baxeen

FEB 08, 2008

Jimco, February 08, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib ugu soo laabtay xaafado dhowr ah oo ay horay uga baxeen t...

Warkii oo dhan »
Gaari ku qalibmay Deegaanka Degmada Cadale oo ay Dad badan ku dhinteen

Gaari ku qalibmay Deegaanka Degmada Cadale oo ay Dad badan ku dhinteen

FEB 08, 2008

Jimco, February 08, 2008(HOL): 7 Ruux ayaa geeriyootay 5 Ruux oo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu la rogmaday Gaari ay rakaab ahaan...

Warkii oo dhan »
Xildhibaankii ugu horeeyay oo caddeeyay in uu iskiis uga baxay Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaankii ugu horeeyay oo caddeeyay in uu iskiis uga baxay Baarlamaanka Soomaaliya

FEB 08, 2008

Jimco, February 08, 2008(HOL): C/Casiis Ibraahim Cusmaan oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu cadeeeyay in uu isaga baxay ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Madaxweyne Cadde Muuse oo ku kulmay Addis Ababa

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf, Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Madaxweyne Cadde Muuse oo ku kulmay Addis Ababa

FEB 08, 2008

Jimco, February 08, 2008(HOL): Waxaa magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya kulan ku wada yeeshay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra’iisal Wasaar...

Warkii oo dhan »
MAXAMED DHEERE: “Dib-u-heshiisiin Suuqa Madow ah aniga ma aqaano, Dib-u-heshiisiin haddii la doonayana waa in ay noqotaa mid ka timaada Golaha Wasiirrada

MAXAMED DHEERE: “Dib-u-heshiisiin Suuqa Madow ah aniga ma aqaano, Dib-u-heshiisiin haddii la doonayana waa in ay noqotaa mid ka timaada Golaha Wasiirrada

FEB 08, 2008

Jimco, February 08, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)  ayaa shaaca ka ...

Warkii oo dhan »
Dad ku dhibaataeysan Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo Deeq la gaariiyay

Dad ku dhibaataeysan Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo Deeq la gaariiyay

FEB 08, 2008

Jimco, February 08, 2008(HOL):  Bilihii aynu soo dhaafney qeybo badan oo ka tirsan Gobalka Hiiraan waxaa ka jiray Dhibaatooyin isuggu jira Biyo l...

Warkii oo dhan »
COL. AXMED CILMI GUUTO: “Waxaa igu qasbay in aan isaga tago howlihii aan u hayay Dowladda Federaalka Cadaalad darro iyo Daryeel la’aan”

COL. AXMED CILMI GUUTO: “Waxaa igu qasbay in aan isaga tago howlihii aan u hayay Dowladda Federaalka Cadaalad darro iyo Daryeel la’aan”

FEB 07, 2008

Khamiis, 7, Feb, 2008 (HOL)  Col. Axmed Cilmi Guuto oo ka tirsanaa Guutadda 19aad ee Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo la socdeen Ciidamo ku ...

Warkii oo dhan »
Shaqaale ka tirsanaa Dowladda Hoose ee Magaalada Beledweyne oo sheegay in ay isu casileen cabsi soo wajahday aawgeed

Shaqaale ka tirsanaa Dowladda Hoose ee Magaalada Beledweyne oo sheegay in ay isu casileen cabsi soo wajahday aawgeed

FEB 07, 2008

Khamiis, February 07, 2008(HOL): Cabey Ibraahim Aadan iyo Cismaan Cabdi Cali oo ka tirsanaa shaqaalaha Dowladda hoose ee Magaaladda Beledweyne gaar ah...

Warkii oo dhan »