Wararka Maanta
Maamulka Idaacadda Somaliweyn oo Dowladda Federaalka ka codsaday in ay sii deyso Wariye Bashiir Maxamed C/qaadir oo u shaqeynayay
Isniin, February 11, 2008(HOL): Maamulka Idaacadda Somaliweyn oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Idaacaddaas ay ku leedahay magaalada Muqdish...
Warkii oo dhan »
RAGEH OMAAR: “Waxaa jira Dhibaatooyin haysta Soomaalida ku dhaqan dalkan Britain”
By Ridwaan Haji-Abdiwali – London Wariye Rageh Omaar oo ka mid Wariyayaasha Al-Jazeera English, horayna uga mid ahaa Wariyayaasha caanka ah ee...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo maanta ku sii jeeda Dalka Masar
Isniin, February 11, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa waxay sheegayaan in uu halkaas saacadaha soo socda ku s...
Warkii oo dhan »
Mas'uul u hadlay Maxkamadaha Islaamka oo beeniyay in Ciidamo ka goostay ay u galeen Dowladda Federaalka Soomaalka
Isniin, February 11, 2008(HOL): Shiikh Maxamuud Shiikh Ibraahim Suuley oo ka mid ah mas’uuliyiinta Maxkamadihii Islaamka ee mudada lixda bilood ah k...
Warkii oo dhan »
MAXAMED XASAN XAAD: “Madaxweynaha ma ogola Dib u heshiisiin, waxaana laga dheehan karay wareysigii ugu dambeeyay ee uu siiyay TV-ga Universal”
Isniin, February 11, 2008(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in madaxweynaha Dowladda Fed...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Suuqa Bakaaraha oo saaka cakiran kadib markii ay soo galeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya
Isniin, February 11, 2008(HOL): Waa cakiran xaaladda qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan Wadada koowaad ee Suuqaas, waxayna cakirnaantaas timi...
Warkii oo dhan »
Golaha Guurtida Somaliland oo loo qeybiyay Ajendayaasha Kalfadhigooda 35-aad
Isniin, February 11, 2008(HOL): Kalfadhigii 35-aad ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa saaka si rasmi ah uga furmay Xarunta Golaha Guurtida ee Magaala...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Isbaheysiga Dib-u-xoreynta Soomaaliya oo gaaray Dalka Masar
Axad, February 10, 2008(HOL): Wafdi hordhac ah oo ka socda Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee xaruntiisa dhexe ay tahay Magaalada Asmara e...
Warkii oo dhan »
Guddiga Ammaanka Qaranka oo sheegay in uu soo dhaweeeyay Dhalinyaro ka soo goostay Maxkamadihii Islaamka
Axad, February 10, 2008(HOL): Guddiga Ammaanka Qaranka ayaa maanta wuxuu shaaca ka qaaday in uu xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay 60 dhalinyaro ah oo s...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Badda Mareykanka ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya oo ku soo dhawaaday Xeebta Kismaayo
Axad, February 10, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in ay Xeebta Mag...
Warkii oo dhan »