Wararka Maanta

Xubno ka tirsan Maxkamadihii Islaamka iyo Isbaheysiga Dib-u-xoreynta Soomaaliya oo dhaqdhaqaaqyo ka wada Gobolka Jubbada Hoose

Xubno ka tirsan Maxkamadihii Islaamka iyo Isbaheysiga Dib-u-xoreynta Soomaaliya oo dhaqdhaqaaqyo ka wada Gobolka Jubbada Hoose

FEB 10, 2008

Axad, February 10, 2008(HOL): Xubno ka tirsan Maxkamadihii Islaamka ayaa lagu soo waramayaa in ay kulamo ku leeyihiin Deegaanno ka tirsan Degmada Dhoo...

Warkii oo dhan »
YUUSUF DABAGEED: “Ma yeelo doonno in habeenkiina nala weeraro, Maalintii lagu ganacsado Suuqyada Sarifka iyo Bakhaarrada”

YUUSUF DABAGEED: “Ma yeelo doonno in habeenkiina nala weeraro, Maalintii lagu ganacsado Suuqyada Sarifka iyo Bakhaarrada”

FEB 10, 2008

Axad, February 10, 2008(HOL): Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir Jar'aaid ku qabtay Xafiiskiisa kadib Dagaal Maalintii ...

Warkii oo dhan »
WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA SOMALILAND: “Arrinkeenu maanta waxa uu marayaa oo aynu haysanaa tixgelin siyaasadeed, waxa inaga maqani waxa weeye aqoonsi dhab ah, taana….”

WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA SOMALILAND: “Arrinkeenu maanta waxa uu marayaa oo aynu haysanaa tixgelin siyaasadeed, waxa inaga maqani waxa weeye aqoonsi dhab ah, taana….”

FEB 10, 2008

Axad, February 10, 2008(HOL): Wasiirka Wasaaradda Khaarajiga Somaliland Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale, ayaa markii u horreysay Golaha Wakiillada uga...

Warkii oo dhan »
MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Ciidamada Itoobiyana bixi mayaan ilaa uu wadanka amni ka yimaado, kuwa kalena bixi mayaan, kuwo hor lehna waa la keenayaa”

MADAXWEYNE C/LLAAHI YUUSUF: “Ciidamada Itoobiyana bixi mayaan ilaa uu wadanka amni ka yimaado, kuwa kalena bixi mayaan, kuwo hor lehna waa la keenayaa”

FEB 09, 2008

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya-C/llaahi Yuusuf Axmed“Ra’iisal Wasaaraha in uu yiri Al-Qaacidda baan la hadlayaa Anigu ma maqlin...

Warkii oo dhan »
Ciidamada gacanta ku haya Magaalada Kismaayo oo heegan la geliyay kadib markii uu soo gaaray war ku saabsan in weerar lagu soo yahay

Ciidamada gacanta ku haya Magaalada Kismaayo oo heegan la geliyay kadib markii uu soo gaaray war ku saabsan in weerar lagu soo yahay

FEB 09, 2008

Sabti, February 09, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada gacanta ku haya...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Garaadooyin ka rifay Saraakiil ka tirsanaa Dowladda Hoose

Maamulka Gobolka Banaadir oo Garaadooyin ka rifay Saraakiil ka tirsanaa Dowladda Hoose

FEB 09, 2008

Sabti, February 09, 2008(HOL): Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta wuxuu Garaadooyin ka rifay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowladda Hoose, kadib mar...

Warkii oo dhan »
Askari ku geeriyooday iska hor-imaad dhexmaray Ciidamada Maamulka G/Hiiraan iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda

Askari ku geeriyooday iska hor-imaad dhexmaray Ciidamada Maamulka G/Hiiraan iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda

FEB 09, 2008

Sabti, February 09, 2008(HOL): Mid ka mid Ciidamadda Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ku geeriyooday Iska hor-imaad dhexmaray Iyagga iyo kooxo hubeysan k...

Warkii oo dhan »
Xarunta Hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho oo xalay la weeraray

Xarunta Hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho oo xalay la weeraray

FEB 09, 2008

Sabti, February 09, 2008(HOL): Waxaa xalay weerarro hubeysan oo labo jeer ah lagu qaaday Xarunta ay Hay’adda UNDP ku leedahay magaalada Muqdisho, in...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka Degmada Waaberi oo xalay toogasho lagu dilay

Guddoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka Degmada Waaberi oo xalay toogasho lagu dilay

FEB 09, 2008

Sabti, February 09, 2008(HOL): Waxaa xalay lagu dilay gurigiisa oo ku yaala Degmada Waaberi Guddoomiyihii Waaxda 26-ka June ee Degmadaas Marxuum Cabdi...

Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday Booliska Koofur Afrika oo ka dhacay Magaalada Cape Town

Banaanbax looga soo horjeeday Booliska Koofur Afrika oo ka dhacay Magaalada Cape Town

FEB 09, 2008

Sabti, February 09, 2008(HOL): Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeeday tacadiga ay ciidamada booliska ee dalka south Africa ku hayaan dadka qaxooti...

Warkii oo dhan »