Wararka Maanta

Iska hor-imaad muddo kooban socday oo ka dhacay Wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha

Iska hor-imaad muddo kooban socday oo ka dhacay Wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha

FEB 12, 2008

Talaado, February 12, 2008(HOL):  Iska hor-imaad muddo kooban socday ayaa maanta duhurtii wuxuu ka dhacay Wadada koowaad ee Suuqa Bakaaraha, iyad...

Warkii oo dhan »
Ururka Hormarinta Haweenka iyo Caruurta Raxmo Oo Howl Nadaafadeed Ka Bilaabay Magaalada Godinlabe Iyo Deegaanno Hoostaga

Ururka Hormarinta Haweenka iyo Caruurta Raxmo Oo Howl Nadaafadeed Ka Bilaabay Magaalada Godinlabe Iyo Deegaanno Hoostaga

FEB 12, 2008

Talaado, February 12, 2008(HOL): Howl nadaafadeed oo ay ka qeyb qaadanayaa dhamaan haweenka ku sugan deegaanada ay ka midka yihiin Godinlabe, Qaradhi,...

Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Hadda Qorshaha iiguma jirto in aan tago Asmara iyo Qaahira laakin Dowladda waxay horay u sheegtay in ay Mucaaradkeeda kula kulmeyso meel kasta”

RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Hadda Qorshaha iiguma jirto in aan tago Asmara iyo Qaahira laakin Dowladda waxay horay u sheegtay in ay Mucaaradkeeda kula kulmeyso meel kasta”

FEB 12, 2008

Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Javier Solana oo isa salaamaya kadib markii ay dhameysteen kulan ay wada yeesheenTalaado, February 12, 2008(HOL)...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Askari Soomaali ah ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Askari Soomaali ah ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose

FEB 12, 2008

Talaado, February 12, 2008(HOL): Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa saaka waxay toogteen Askari ka tirsan...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay joojisay howlihii Gargaarka Bani’aadannimo ee ay ka heysay Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo sheegtay in ay joojisay howlihii Gargaarka Bani’aadannimo ee ay ka heysay Soomaaliya

FEB 12, 2008

Talaado, February 12, 2008(HOL): Qaramada Midoobay ayaa waxay ku dhawaaqday in ay joojisay howlihii bani’aadannimada ahaa ee ay ka waday Soomaaliya,...

Warkii oo dhan »
Markab Dagaal oo uu Mareykanka leeyahay oo Xeebta Eyl ku rasaaseeyay Kooxo Burcad Badeed ah

Markab Dagaal oo uu Mareykanka leeyahay oo Xeebta Eyl ku rasaaseeyay Kooxo Burcad Badeed ah

FEB 12, 2008

Talaado, February 12, 2008(HOL): Markab dagaal oo ay saaran yihiin Ciidamo Ameerikaan ah oo ku sugan Xeebta Eyl ee gobolka Nugaal ayaa wuxuu rasaas ku...

Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha Cadde oo beeniyay in ay Dhalinyaro ka tirsanaa Maxkamadaha Islaamka ay ku biireen Dowladda Federaalka Soomaaliya

Shiikh Yuusuf Indha Cadde oo beeniyay in ay Dhalinyaro ka tirsanaa Maxkamadaha Islaamka ay ku biireen Dowladda Federaalka Soomaaliya

FEB 12, 2008

Xoghayaha Gaashaandhigga Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya- Shiikh Yuuusuf Indha-CaddeTalaado, February 12, 2008(HOL): Shiikh Yuusuf Maxamed...

Warkii oo dhan »
UGAAS MAXAMED WELI: “Magaalada Kismaayo Duullaan kuma nihin ee Cadawga Dhulka heysta iyo Dadka raacsan ayaan duullaan ku nahay”

UGAAS MAXAMED WELI: “Magaalada Kismaayo Duullaan kuma nihin ee Cadawga Dhulka heysta iyo Dadka raacsan ayaan duullaan ku nahay”

FEB 12, 2008

Talaado, February 12, 2008(HOL): Ugaas Maxamed Weli oo ka tirsan Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa wuxuu beeniyay warar beryahan la is-dhexma...

Warkii oo dhan »
Shir looga hadlayay qabashada Doorasho lagu soo dhisayo Maamul uu yeesho Isboortiga Gobolka Hiiraan oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

Shir looga hadlayay qabashada Doorasho lagu soo dhisayo Maamul uu yeesho Isboortiga Gobolka Hiiraan oo lagu qabtay magaalada Beledweyne

FEB 12, 2008

Talaado, February 12, 2008(HOL): Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen xubno ka tirsan Maamulka Isboortiga Gobalka Hiiraan ayaa waxaa siweyn loogu wadda h...

Warkii oo dhan »
SHIIKH SHARIIF: “Haddii Itoobiyaanka baxaan waxaan damaanad qaadeynaa dhinaceena wax dhib ah in aysan ka imaanin, cid in aan lagu xad-gudbin, cidna aan wax loo dhimin talada markaas imaaneysana …”

SHIIKH SHARIIF: “Haddii Itoobiyaanka baxaan waxaan damaanad qaadeynaa dhinaceena wax dhib ah in aysan ka imaanin, cid in aan lagu xad-gudbin, cidna aan wax loo dhimin talada markaas imaaneysana …”

FEB 11, 2008

Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya-Shiikh Shariif Shiikh AxmedIsniin, February 11, 2008(HOL): Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xor...

Warkii oo dhan »