Wararka Maanta
Guddoomiye Waaxeed ka tirsan Maamulka Degmada Yaaqshiid oo xalay la dilay
Khamiis, February 14, 2008(HOL): Waxaa xalay lagu dilay Degmada Yaaqshiid Guddoomiyihii Waaxda Heegan ee Degmadaas Marxuum Abuukar C/llaahi Cusmaan ka...
Warkii oo dhan »
Warar koo-kooban oo ku saabsan Magaalada Muqdisho
Wadada Koowaad ee Suuqa Bakaaraha oo weli cakiranArbaco, February 13, 2008(HOL): Magaaalda Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa xalay iy...
Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in ay xoog ku soo furatay Nin Jarmal ah oo shalay lagu af-duubtay Gobolka Sanaag
Arbaco, February 13, 2008(HOL): Xukuumadda Somaliland ayaa waxay shaaca ka qaaday in ay xoog ku soo furatay Nin u dhashay Dalka Jarmalka oo shal...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo sheegay in uu qabo in aan shuruud lagu xirin wada hadallada xalka loogu raadinayo Soomaaliya
Arbaco, February 13, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa shaaca ka qaaday in uu qabo ...
Warkii oo dhan »
Jaamacadda Carabta oo sheegtay in aysan casuumaad u fidin Mas’uuliyiinta Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee Qaahira ku sugan
Arbaco, February 13, 2008(HOL): Mas’uul u hadlay Ururka Jaamacadda Carabta oo lagu magacabao Samiir Xusni ayaa sheegay in aysan casuumad u fidin Mas...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay Nin rayid ah ku dilay Baydhabo
Arbaco, February 13, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay Nin rayid ah ku dileen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, iyadoo la sheegay in...
Warkii oo dhan »
Afhayeen u hadlay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in Madaxweynaha uusan Dib u heshiisiin diidaneyn
Arbaco, February 13, 2008(HOL): Afhayeenka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed Xuseen Maxamed Maxamuud (Xuub-sireed) ayaa beeniyay hadal ay sii daayeen O...
Warkii oo dhan »
MAXAMED DEEQ IBRAAHIM: “Waan ka xunnahay in wax uusan ahayn lagu tilmaamo Safiirka Safaaradda ugu shaqada badan Safaaradaha ay Soomaaliya Dibadda ku leedahay”
Arbaco, February 13, 2008(HOL): Maxamed Deeq Ibraahim oo ka mid ah howl-wadeennada Safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay Dalka Kenya ayaa wuxuu b...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ganacsatada Gobolka Hiiraan oo sheegay in aysan waxba kala socon eedeyn uu u jeediyay Maamulka Gobolka
Arbaco, February 13, 2008(HOL): Qaar ka mid ah Ganacsatadda gobalka Hiiraan ayaa tilmaamay in aysan waxba kala socon eedeyntii dhawaan uu u soo ...
Warkii oo dhan »
Halkay maraysaa Diiwaan-gelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka soo socda ee Somaliland?
Arbaco, February 13, 2008(HOL): Guddoomiye Ku-xigeenka Komishinka doorashooyinka Somaliland Md. Xirsi Cali X. Xasan, ayaa shaaca ka qaaday in mu...
Warkii oo dhan »