Wararka Maanta

Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay Qaraxyo lagu weeraray xili ay marayeen Deegaanka Carbiska ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay Qaraxyo lagu weeraray xili ay marayeen Deegaanka Carbiska ee Gobolka Shabeelaha Hoose

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL):  Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay Deegaanka Carbiska ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa xalay waxaa lagu weer...

Warkii oo dhan »
Agaasime ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

Agaasime ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir oo xalay Muqdisho lagu dilay

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL): Waxaa xalay lagu dilay Xaafadda Suuqa Bacaad ee Degmada Yaaqshiid Agaasimihii Waaxda Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobol...

Warkii oo dhan »
Guddiga Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo beeniyay in Madaafiic xalay lagu weeraray Dekedda Muqdisho laga tuuray Suuqaas

Guddiga Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo beeniyay in Madaafiic xalay lagu weeraray Dekedda Muqdisho laga tuuray Suuqaas

FEB 16, 2008

Sabti, February 16, 2008(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa maanta wuxuu si kulul uga jawaa...

Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Qaraxyo Miino lagu weeraray, qaarkoodna la dhaawacay

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Qaraxyo Miino lagu weeraray, qaarkoodna la dhaawacay

FEB 16, 2008

Sabti, February 16, 2008(HOL): Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu weeraray Qaraxyo Miino loo geliyay Waddooyin ay mar...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ka sameystay Degmada Buula-Burte ee Gobolka Hiiraan

Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ka sameystay Degmada Buula-Burte ee Gobolka Hiiraan

FEB 16, 2008

Sabti, February 16, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah kuna hubeysan ilaa 21 Gadiidka Dagaalka ah ayaa markii ugu horeysay waxaa ay fariisin cusub ka sa...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo dib  ugu noqday Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kadib muddo dhowr Bilood ah oo uu ka maqnaa

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo dib ugu noqday Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho kadib muddo dhowr Bilood ah oo uu ka maqnaa

FEB 16, 2008

Sabti, February 16, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu laabtay Caasim...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka codsatay in ay de-dejiso Ciidamo UN-ka ka socda oo Soomaaliya  loo diro

Dowladda Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka codsatay in ay de-dejiso Ciidamo UN-ka ka socda oo Soomaaliya loo diro

FEB 16, 2008

Sabti, February 16, 2008(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka codsatay Qaramada Midoobay in ay de-dejiso Ciidamo ka socda UN-ka oo Sooma...

Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo ay shalay iyo xalay iska hor-imaadyo ka jireen iyo Hoobiyayaal lagu tuuray Dekedda Muqdisho oo khasaare geystay

Magaalada Muqdisho oo ay shalay iyo xalay iska hor-imaadyo ka jireen iyo Hoobiyayaal lagu tuuray Dekedda Muqdisho oo khasaare geystay

FEB 16, 2008

Sabti, February 16, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dagaallo u dhaxeeyay Ciidam...

Warkii oo dhan »
Qarax loola dan lahaa Gaari ay wateen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo saaka ka dhacay Degmada Kaaraan

Qarax loola dan lahaa Gaari ay wateen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo saaka ka dhacay Degmada Kaaraan

FEB 16, 2008

Sabti, February 16, 2008(HOL):  Qarax xooggan oo dhawaqiisa laga maqlay inta badan Magaalada Muqdisho ayaa saaka wuxuu ka dhacay Isgoyska Degmada...

Warkii oo dhan »
Labo Nin oo xalay lagu dilay Degmada Guriceel

Labo Nin oo xalay lagu dilay Degmada Guriceel

FEB 16, 2008

Sabti, February 16, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay gudaha Degmadaas lagu dilay labo ...

Warkii oo dhan »