Wararka Maanta
WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA SOOMAALIYA: “Waxaa jiro Dadaal ay waddo Beesha Caalamka oo la doonayo in la isku soo horfariisiyo Dowladda iyo Mucaaradka ka soo horjeeda”
Jimco, February 15, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muuse Nuur Amiin ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay i...
Warkii oo dhan »
Madaafiic ay soo tuureen Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ku leh Xeradii Maslax oo ay Dhimasho iyo Dhaawac ka soo gaartay Dad Rayid ah
Jimco, February 15, 2008(HOL): Madaafiic xooggan oo ay soo tuureen Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ku leh Xeradii Maslax ee Duleedka Suuqa Xoolaha a...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay jir-dil u geysteen Ilaalada Xarunta Hay’adda UNICEF ee magaalada Baydhabo
Jimco, February 15, 2008(HOL): Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay j...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo uu Gaadiid kula rogmaday inta u dhaxeysa Buur-Hakaba iyo Baydhabo
Jimco, February 15, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in gaari ay saarnaayeen oo ah nooca ...
Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo soo qabqabatay Rag Afduub kula kacay Nin Jarmalka ah oo samafal u joogay Gobolka Sanaag
Jimco, February 15, 2008(HOL): Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay qabqabatay, isla markaana xabsiga u taxaabtay 5 nin oo la sheegay inay ka dam...
Warkii oo dhan »
Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo toogasho ku dilay Nin Rayid ah oo ku sugnaa Xaafadda Howl-Wadaag ee Magaalada Beledweyne
Khamiis, February 14, 2008(HOL): Sidda ay u sheegeen HOL dad goob joogayaal ahaa Ciidamaddo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka oo fariisinkoodu yahay ...
Warkii oo dhan »
Xarun ay ku shirsaneyd Jaaliyadda Yemen ee Muqdisho oo Bambo gacmeed lagu weeraray
Khamiis, February 14, 2008(HOL): Xarunta Dugsiga Al-Kowthar ee Degmada Wadajir oo ay saaka shir ku lahayd Jaaliyadda Yemen ee ku dhaqan dalka Soomaali...
Warkii oo dhan »
Midowga Yurub oo amaanay Qorshaha Xukuumadda cusub ee Soomaaliya
Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Louis Michel Khamiis, February 14, 2008(HOL): Louis Michel oo ah Madaxa Horumarinta iyo Gargaarka Bani’a...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo xalay goor dambe galay Deegaanka Suuqa Xoolaha
Khamiis, February 14, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa xalay goor dambe waxay gudaha u galeen Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmad...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo gaaray Magaalada Qaahira ee dalka Masar
Khamiis, February 14, 2008(HOL): Waxaa shalay gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar Guddoomiyaha Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shiikh Sharii...
Warkii oo dhan »