Wararka Maanta

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in aaney Dowladda Federaalka ka talin Gobolka Shabeelaha Hoose

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in aaney Dowladda Federaalka ka talin Gobolka Shabeelaha Hoose

FEB 18, 2008

Isniin, February 18, 2008(HOL):  Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo shir jaraa’id ku qab...

Warkii oo dhan »
Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka  oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Buundada Liiq-Liiqato ee Mag.Beledweyne

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay Buundada Liiq-Liiqato ee Mag.Beledweyne

FEB 18, 2008

Isniin, February 18, 2008(HOL):  Askari ka tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka ayaa habeenidii xalay ku geeriyooday 5 ruux oo rayid ahna dhaawa...

Warkii oo dhan »
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo Maalintii labaad lagu tuuray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia

Madaafiic Hoobiyayaal ah oo Maalintii labaad lagu tuuray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL): Ilaa lix Madfac oo Hoobiyayaal ah ayaa maanta duhurradii waxaa lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia oo farii...

Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “In aan Ciidamada Itoobiyaanka ka saarno Soomaaliya waxay nagu qaadaneysaa 24 Saac, laakin waa in aan ka fiirsanaa sidii aan u buuxin lahayn booska ay baneeyaan”

Axad, February 17, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde oo shalay Waxgarad Soomaaliyeed kula...

Warkii oo dhan »
Horyaalka 10aad ee Kubadda Gacanta Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmay Garoonka Olympic Fitness ee Degmada Xamarweyne

Horyaalka 10aad ee Kubadda Gacanta Soomaaliya oo si rasmi ah uga furmay Garoonka Olympic Fitness ee Degmada Xamarweyne

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL): Waxaa maalintii shalay ahayd si rasmi ah uga furmay Magaalada Muqdisho Horyaalka 10aad ee Kubadda Gacanta Soomaaliya, ka...

Warkii oo dhan »
Shineemooyin xalay lagu weeraray Deegaano ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose

Shineemooyin xalay lagu weeraray Deegaano ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Hoose

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL): Kooxo Hubeysan ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen Shineemooyin ku yaala Deegaano ka tirsan Gobollada Banaadir iyo Shabee...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan oo Dhaqdhaqaaq lagu sugayo Ammaanka ka bilaabay Wadaad Isku Xirta Degmooyinka Buulo-Burte iyo Beledwene

Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan oo Dhaqdhaqaaq lagu sugayo Ammaanka ka bilaabay Wadaad Isku Xirta Degmooyinka Buulo-Burte iyo Beledwene

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL): Ciidamadda Nabad-galyadda Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa ka bilaabay watadda isku xirta Magaaladda Beledweyne iyo Degmadd...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo 29-ka bishan Maxkamad la soo taagayo

Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo 29-ka bishan Maxkamad la soo taagayo

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL): Waxaa lagu wadaa in 29-ka bishan Febraayo 2007 Maxkamad la soo taago Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Soomaaliya Dr. Yuu...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka digay in ay Ciidamada Dowladda gudaha u galaan Suuqa Bakaaraha

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka digay in ay Ciidamada Dowladda gudaha u galaan Suuqa Bakaaraha

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa ka digay in Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Isgoysyada Aadan...

Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ku adkeysanaya in uusan wada hadal la geleynin Dowladda Federaalka inta ay joogaan Ciidamada Itoobiya

Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo ku adkeysanaya in uusan wada hadal la geleynin Dowladda Federaalka inta ay joogaan Ciidamada Itoobiya

FEB 17, 2008

Axad, February 17, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ee Xaruntiisa dhexe ay tahay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa wuxuu ku adkey...

Warkii oo dhan »