Wararka Maanta
Dagaal ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho
Khamiis, 21 February, 2008(HOL): Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo isku dhinac ah ayaa saaka ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolah...
Warkii oo dhan »
Dadka Degmada Waaberi oo ka cabanaya rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda oo dhac u geysta
Khamiis, 21 February, 2008(HOL): Dadka ku dhaqan Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa waxay qaati ka joogaan Rag ku labisan Dharka Ciidamada Dowla...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Addis Ababa Wada hadallo kula leh Madaxda Dowladda Itoobiya
Khamiis, 21 February, 2008(HOL): Waxaa ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya Ra'iisal Wasaarihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Pro...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo bilaabay in ay Badeecooyinkooda ka rartaan Suuqaas
Arbaco, February 20, 2008(HOL): Qaar ka mid ah Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Mehradaha ganacsi ku lahaa Suuqaas ayaa waxay bilaabeen inay Badeecooyin...
Warkii oo dhan »
Askari Itoobiyaan ah oo lagu dilay Suuqa Sarifka Lacagta ee Magaalada Baydhabo
Arbaco, February 20, 2008(HOL): Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa maanta waxay Askari Itoobiyaan ah ku dileen Suuqa Sarifka Magaalada Baydhabo, iyadoo...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Suuqa Bakaaraha oo caadi ku soo noqoneysa kadib markii ay shalay gudaha u galeen Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah
Arbaco, February 20, 2008(HOL): Xaaladda Suuqa Bakaarah ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay u muuqataa mid caadi ku soo noqoneysa kadib markii ay shalay ...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo Ganacsataa Suuqa Bakaaraha ku eedeeyay in ay ka qeybqaateen Dagaalkii ugu dambeeyay ee lagu qaaday Ciidamada Dowladda
Arbaco, February 20, 2008(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa guddiga Ganacsa...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Kooxo hubeysan oo xalay ku dagaalamay Duleedka Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan
Arbaco, February 20, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo galinkii danbe oo maalintii shalay ka soo dhaqaaqay Degmadda Buula-burte ee Gobalka Hiiraan i...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo baaris ku sameeyay guriga Xildhibaan Cusmaan Caato ee magaalada Muqdisho
Arbaco, February 20, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxay baaris ka sameeyeen Guriga uu Xildhibaan Cusmaan Xasan Cali (Caato) ku leeyahay Magaa...
Warkii oo dhan »
C/RAXMAAN SHIFTI: "Canshuurta hadda laga qaado Dadka Muqdisho waa mid sharci darro ah oo haddii ay sii socoto keeneysa dhibaato hor leh"
Arbaco, February 20, 2008(HOL): C/raxmaan Maxamuud Jimcaale Shifti oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, isla markaana ahaa Afhayeenka Shirkii Dib ...
Warkii oo dhan »