Wararka Maanta
Madaxweynaha Somaliland oo ka gaabsaday inuu ka warbixiyo socdaal uu ku tegay Imaaraadka Carabta
Axad, 24 February 2008 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka gaabsaday inuu xog-waran ka siiyo Saxaafadda socdaal uu...
Warkii oo dhan »
Ugaarsato Carbeed oo Somaliland laga saaray
Axad, 24 February 2008 (HOL)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka Md. Fu’aad Aadan Cadde, ayaa Qiray in mudooyinkii ugu danbeeyay S...
Warkii oo dhan »
MARYAN AWREEYE: “Waxaan ka codsaneynaa Caalamka in Maxkamad Cadaalad ah la soo taago Dadka Dembiyada ka geystay Dalka Soomaaliya iyo kuwa weli gacmaha kula jira”
Axad, February 24, 2008(HOL): Drs. Maryan Xuseen Maxamed Awreeye oo ka mid ah Guddoonka Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa waxay...
Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo sheegay in muddo labo todobaad ah aysan Suuqa soo gelin wax Badeecooyin ah
Axad, February 24, 2008(HOL): Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa waxay ka cabanayaan cunaqabateyn ay ku hayaan Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee ku su...
Warkii oo dhan »
Xoogag ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Diinsoor
Axad, February 24, 2008(HOL): Xoogag hubeysan oo ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa lagu s...
Warkii oo dhan »
Shariif Xasan Shiikh Aadan oo beeniyay in uu ka baxay Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya
Axad, February 24, 2008(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa si kulul u beeniyay w...
Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo labo beelood ku dhexmaray Deegaanno hoos-taga Degmada Mustaxiil ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya
Axad, February 24, 2008(HOL): Wararka laga helayo dhulka Ismaamulka Soomaalidda Itoobiya gaar ahaa Deegaanada hoos taga Degmadda Mustaxiil ayaa sheega...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo xalay iyo saaka ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Deegaanka Ceelasha Biyaha
Axad, February 24, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya iyo Deegaanka Ceelasha Biyaha oo ah meesha ay u barakaceen inta badan ...
Warkii oo dhan »
Seddexda Mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku wada sugan Magaalada Muqdisho
Sabti, February 23, 2008(HOL): Seddexda Mas’uul ee ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee kala ah Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed, Ra’iisa...
Warkii oo dhan »
Qarax Dad ku dhinteen oo ka dhacay Wadada Makka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho
Sabti, February 23, 2008(HOL): Labo Ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyooday, 5 ruux oo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax lala beegsaday Kol...
Warkii oo dhan »