Wararka Maanta

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo la sheegay in uu Isbaheysigaas isaga baxay

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo la sheegay in uu Isbaheysigaas isaga baxay

FEB 23, 2008

Sabti, February 23, 2008(HOL): Idaacadda Somaliweyn oo ka mid ah Idaacadaha sida weyn looga dhegeysto Magaalada Muqdisho ayaa iyadoo soo xiganeysay il...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Suuqa Bakaaraha oo maanta degan kadib afar maalmood oo ay qasneyd

Xaaladda Suuqa Bakaaraha oo maanta degan kadib afar maalmood oo ay qasneyd

FEB 23, 2008

Sabti, February 23, 2008(HOL): Waxaa maanta degan xaaladda Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho kadib muddo afar maalmood ah oo uu Suuqaas qasnaa, is...

Warkii oo dhan »
Sen. Coleman  iyo Naadiga Qalinleyda iyo Hal-Abuurka (SomaliPEN) oo si wada jir ah u xusay maalinta Caalamiga ah ee Afka hooyo

Sen. Coleman iyo Naadiga Qalinleyda iyo Hal-Abuurka (SomaliPEN) oo si wada jir ah u xusay maalinta Caalamiga ah ee Afka hooyo

FEB 23, 2008

Sabti, February 23, 2008(HOL): Maanta oo ah Febtuary 21 waa maalin UNESCO u aqoonsatay maalinta afka hooyo ee caalamiga waxaa Minnesota ka dhacday xa...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Saldhig ka sameystay Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Saldhig ka sameystay Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud

FEB 23, 2008

Sabti, February 23, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan Gadiidka Dagaalka ayaa Maalintii shalay galinkii danbe gaaray Degmadda Dhuusa-mare...

Warkii oo dhan »
Kiis la-yaab leh oo ka dhacay Maxkamadda Degmada Burco

Kiis la-yaab leh oo ka dhacay Maxkamadda Degmada Burco

FEB 23, 2008

Sabti, February 23, 2008(HOL): Maxkamada Degmada Burco, ee Gobolka Togdheer ee Somaliland, ayaa markii u horeysay ku dhawaaqday xukun adag oo ka gaadh...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo sheegay inay dhisayaan Xafiisyadii Gobollada ee Guddiga

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo sheegay inay dhisayaan Xafiisyadii Gobollada ee Guddiga

FEB 23, 2008

Sabti, February 23, 2008(HOL): Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay inay u kala ambabaxayaan Gobolada dalka, si ay u soo dhisaan xafiisy...

Warkii oo dhan »
Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaallo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Warar Dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaallo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

FEB 21, 2008

Khamiis, February 21, 2008(HOL): Dagaal xooggan ayaa maanta wuxuu ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Degmada Huriwaa, iyadoo dagaalkaasina uu u dhax...

Warkii oo dhan »
Suuqa Bakaaraha oo maanta mar kale ay gudaha u galeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya

Suuqa Bakaaraha oo maanta mar kale ay gudaha u galeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya

FEB 21, 2008

Khamiis, February 21, 2008(HOL):  Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta markii labaad waxay gudaha u galeen Suuqa Baka...

Warkii oo dhan »
Idaacadda Horn Afrik oo dhowr maalmood hawada ka maqan

Idaacadda Horn Afrik oo dhowr maalmood hawada ka maqan

FEB 21, 2008

Khamiis, February 21, 2008(HOL): Idaacadda Horn Afrik oo ka mid ah Idaacadaha sida weyn looga dhegeysto dalka Soomaaliya gudahiisa iyo Dibaddiisa ayaa...

Warkii oo dhan »
Dowladda Koofur Afrika oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeysay in uu ka cago-jiido arrinta Soomaaliya mar kasta oo la hor-keeno

Dowladda Koofur Afrika oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku eedeysay in uu ka cago-jiido arrinta Soomaaliya mar kasta oo la hor-keeno

FEB 21, 2008

Khamiis, 21 February, 2008(HOL): Safiirka Dowladda Koofur Afrika u fadhiya Qaramada Midoobay Ambassador Dumisani Kumalo ayaa golaha Ammaanka ee Qarama...

Warkii oo dhan »