Wararka Maanta
Xubin ka tirsan Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo markii labaad maanta la xiray
Talaado, February 19, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay gurigiisa oo ku yaala Suuqa Bakaaraha...
Warkii oo dhan »
Xeradii Tababarka Ciidamada Balli-Doogle oo la bililiqeystay
Talaado, February 19, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanla-weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in la bililiq...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Dowladda Federaalka ee ku jiray Suuqa Bakaaraha oo halkaas isaga baxay
Talaado, February 19, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xalay gudaha u galay Suuqa Bakaaraha ayaa halkaas isaga b...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Maxamed Qanyare oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ku eedeeyay in uu caqabad ku yahay Dib u heshiisiinta Soomaaliya
Talaado, February 19, 2008(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Mudanayaasha aan fikradahooda la gamban ee ku jira Baarlamaanka Soomaal...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah oo gudaha u galay Suuqa Bakaaraha
Talaado, February 19, 2008(HOL): Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa saaka xaaladdiisa waxay tahay mid cakiran kadib markii ay Suuqa ...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo sheegay in Ujeedada ay CIidamada u galeen Suuqa Bakaaraha ay tahay in la dhaco Hantida taala
Talaado, February 19, 2008(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in sababta Ciidamada loo ge...
Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo ka codsatay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde in uu wax ka qabto dhibaatada ka taagan Suuqaas
Sabti, February 16, 2008(HOL): Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa maanta waxay ka codsadeen Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya N...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo markii labaad Muqdisho tegay tan iyo markii la magacaabay
Isniin, February 18, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka iyo Wafdi uu horkacayo oo ay ka mid yihiin Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiir...
Warkii oo dhan »
Dagaal xalay ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho
Isniin, February 18, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay iska hor-imaadyo hubeysan ...
Warkii oo dhan »
Gaadiid Dagaal oo ay Xoogag ka soo horjeeda Dowladda Federaalka ka qabsadeen Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe
Isniin, February 18, 2008(HOL): Xooggag la sheegay in ay ka soo horjeedaan Dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ay ka tirsan yihiin Maxkamadi...
Warkii oo dhan »