Wararka Maanta
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo toogasho ku dilay Nin la dhashay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Arbaco, February 27, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay toogasho ku dileen marxuum Abuukar C/salaan Xaaj...
Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay Isgoyska Towfiiq ee Magaalada Muqdisho
Arbaco, February 27, 2008(HOL): Isgoyska Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid ayaa saaka waxaa ka dhacay Qarax loo adeegsaday Miinada Dhulka lagu aaso, kaasi ...
Warkii oo dhan »
Deegaanka Kala-Beyr ee Gobolka Hiiraan oo u muuqda in uu noqday Fariisinka Ciidamada Itoobiya ee Gobollada Dhexe
Arbaco, February 27, 2008(HOL): Tan iyo wixii ka danbeeyay dagaaladii is daba jooga ahaa ee qeybo badan oo ka mid ah gobalka Hiiraan ku dhax-maray Cii...
Warkii oo dhan »
Meydka Jen. Cabdi Kaahiye Harag Shabeel oo lagu aasay Dugsiga sare ee Booliska iyo madaxda sare ee Dowladda Federaalka oo aaskiisa ka qeybgalay
Talaado, February 26, 2008(HOL): Meydka Marxuum Jen. Cabdi Kaahiye Faarax (Harag Shabeel) ayaa maanta si heer Qaran ah loogu aasay Dugsiga sare ee Boo...
Warkii oo dhan »
Qarax ay Dad ku dhaawacmeen oo ka dhacay Deegaanka Xaawo Cabdi
Talaado, February 26, 2008(HOL): Qarax ay dad ku dhaawacmeen ayaa maanta wuxuu ka dhacay Deegaanka Xaawo Cabdi oo ku yaala inta u dhaxeysa magaalooyin...
Warkii oo dhan »
Ciidamadii Itoobiya ee dhawaan fariisinka ka sameystay Degmada Dhuusa-mareeb oo halkaas isaga guuray
Talaado, February 26, 2008(HOL): Waxaa saaka isaga baxay Degmada Dhuusa-mareeb ee Gobolka Galgaduud Ciidamo Itoobiyaan ah oo muddo afar maalmood ah ha...
Warkii oo dhan »
Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Dhoobley oo xal u heliddiisa lagu howlan yahay
Talaado, February 26, 2008(HOL): Odayaasha iyo Waxgaradka ku dhaqan Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay dadaal ugu jiraan sid...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka howlgallo ka sameeyay Xaafado ka tirsan Degmada Dayniile
Talaado, February 26, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay in ay ka soo baxeen Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium ayaa saaka waxay howl...
Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Wadajir oo is-casilay kadib markii uu naftiisa u baqay
Talaado, February 26, 2008(HOL): Sarkaal ka tirsanaa maamulka Dowladda hoose ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa saaka wuxuu ku dhawaaqay in u...
Warkii oo dhan »
Sarkaal caan ah oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu dilay
Isniin, February 25, 2008(HOL): Rag Bastoolado ku hubeysan ayaa waxay toogasho ku dileen Jen. Cabdi Kaahiye oo loo yaqiinay Harag Shabeel oo ka ...
Warkii oo dhan »