Wararka Maanta

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Madaxda sare ee Dowladda Federaalka

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Madaxda sare ee Dowladda Federaalka

FEB 28, 2008

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Ahmedou Ould-Abdallah Khamiis, February 28, 2008(HOL): Waki...

Warkii oo dhan »
Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo beeniyay in Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde uu u  raacay Addis Ababa  Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo beeniyay in Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde uu u raacay Addis Ababa Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

FEB 28, 2008

Khamiis, February 28, 2008(HOL): Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaaji Goob-doon ayaa wuxuu beeniyay warar ay sii daayeen qaar ka mi...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Shibis oo xalay toogasho lagu dilay iyo Guri ay degan yihiin Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo xalay Bambo Gacmeed lagu weeraray

Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Shibis oo xalay toogasho lagu dilay iyo Guri ay degan yihiin Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka oo xalay Bambo Gacmeed lagu weeraray

FEB 28, 2008

Khamiis, February 28, 2008(HOL): Rag bastoolado ku hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay toogteen Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Shibis oo lagu ma...

Warkii oo dhan »
WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA "Itoobiya Waxay bur-burisay khatar xoog leh oo halis galisay"

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA SOOMAALIYA "Itoobiya Waxay bur-burisay khatar xoog leh oo halis galisay"

FEB 28, 2008

Khamiis, February 28, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha DIbada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee wadanka SOmaliya Cali Axmed Jaamac Jingali ayaa xalay kulan g...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugnaa Suuqa Xoolaha Dayax ee Degmada Huriwaa

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugnaa Suuqa Xoolaha Dayax ee Degmada Huriwaa

FEB 28, 2008

Khamiis, February 28, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa saaka barqadii waxay weerar ku qaadeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo Xabsiga dhigay Xubno ka tirsan Guddiga Isboortiga Gobolka

Maamulka Gobolka Hiiraan oo Xabsiga dhigay Xubno ka tirsan Guddiga Isboortiga Gobolka

FEB 28, 2008

Khamiis, 28, Feb, 2008 (HOL)  Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa Xabsigga u taxaabay Xubno ka tirsan Gudigga Sportiga Gobalka Hiiraan kadib Markii lag...

Warkii oo dhan »
Xukuumadda Somaliland oo qaylo-dhaan abaareed u dirtay Beesha Caalamka

Xukuumadda Somaliland oo qaylo-dhaan abaareed u dirtay Beesha Caalamka

FEB 27, 2008

Arbaco, February 27, 2008(HOL): Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horreysey ku dhawaaqday inay dalka ka jirto xaalad adag oo abaar iyo biyo la’aan...

Warkii oo dhan »
Garaad culus oo lagu aasay Magaalada Laascaanood

Garaad culus oo lagu aasay Magaalada Laascaanood

FEB 27, 2008

Arbaco, February 27, 2008(HOL): Allaha u naxariistee waxa magaalada Laascanood ku geeriyooday, isla markaana lagu aasay Garaad Ismaaciil Ducaalle Guul...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Baydhabo wada hadallo kula yeeshay Madaxda sare ee Dowladda Federaalka dibna ugu laabtay Addis Ababa

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Baydhabo wada hadallo kula yeeshay Madaxda sare ee Dowladda Federaalka dibna ugu laabtay Addis Ababa

FEB 27, 2008

Arbaco, February 27, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu halkaas ku sugan y...

Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka oo gaaray magaalada Baydhabo kadib markii ay maalmo ku sugnaayeen Magaalada Muqdisho

Mas’uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka oo gaaray magaalada Baydhabo kadib markii ay maalmo ku sugnaayeen Magaalada Muqdisho

FEB 27, 2008

Arbaco, February 27, 2008(HOL): Waxaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya oo diyaarad qura wada raacay madaxda ugu s...

Warkii oo dhan »