Wararka Maanta

Khasaare ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho

Khasaare ka dhashay dagaalkii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho

MAR 02, 2008

Axad, March 02, 2008(HOL): Dagaalkii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu geystay khasaare dhimasho iyo d...

Warkii oo dhan »
Mas’uul ka tirsan Maamulka Degmada Kaaraan oo is-casilay kadib markii ay soo gaareen hanjabaado ku saabsan in la dilayo

Mas’uul ka tirsan Maamulka Degmada Kaaraan oo is-casilay kadib markii ay soo gaareen hanjabaado ku saabsan in la dilayo

MAR 02, 2008

Axad, March 02, 2008(HOL): Waxaa is-casilay oo xilkii uu ka hayay Maamulka Degmada Kaaraan ka iska dhiibay Guddoomiyaha Laanta Koowaad ee Waaxda Wajee...

Warkii oo dhan »
Shirweynihii Saddexaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Hoggaan lagu doortay

Shirweynihii Saddexaad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Hoggaan lagu doortay

MAR 02, 2008

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Mustafa Cabdi Ciise (Shiine)Axad, March 02, 2008(HOL): Shirweynihii sadexaad ee Ururka suxuf...

Warkii oo dhan »
Dagaalkii ka socday Wadada 30-ka oo sii xoogeystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirana geystay

Dagaalkii ka socday Wadada 30-ka oo sii xoogeystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirana geystay

MAR 01, 2008

Sabti, March 01, 2008(HOL): Waxaa sii xoogeystay, isla markaana khasaare geystay dagaal saaka barqadii ka bilowday qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Mag...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Safiirro u magacaabay Dalalka Turkiga, Suudaan, Qadar iyo Xarunta Qaramada  ee Geneva

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Safiirro u magacaabay Dalalka Turkiga, Suudaan, Qadar iyo Xarunta Qaramada ee Geneva

MAR 01, 2008

Sabti, March 01, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta wuxuu magacaabay Afar Safiir oo Dowladda Fed...

Warkii oo dhan »
Maamul cusub oo maanta loo doortay Gobolka Bay kadib muddo bilooyin ah oo uu maamul la’aan ahaa

Maamul cusub oo maanta loo doortay Gobolka Bay kadib muddo bilooyin ah oo uu maamul la’aan ahaa

MAR 01, 2008

Sabti, March 01, 2008(HOL): Gobolka Bay ayaa maanta waxaa loo doortay maamul cusub kadib markii uu muddo dhowr bilood ah maamul la’aan ahaa sabab la...

Warkii oo dhan »
Golaha dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo maanta soo sooray tirakoobka Hantidii laga Dhacay Suuqa Bakaaro

Golaha dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo maanta soo sooray tirakoobka Hantidii laga Dhacay Suuqa Bakaaro

MAR 01, 2008

Sabti, March 01, 2008(HOL): Golaha dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo maalmahaan ku jiray diyaarinta iyo tira koobka Hantidii laga qaatay Ganacsatada su...

Warkii oo dhan »
Dagaal ka dhacay  qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho

Dagaal ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho

MAR 01, 2008

Sabti, March 01, 2008(HOL): Goor dhaweyd ayaa waxaa dagaal xooggan uu ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka , gaar ahaan nawaaxiga Isgoysyada Black S...

Warkii oo dhan »
RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Kursiga aan ku fadhiyo wax qiimo ah oo weyn iiguma fadhiyo, waxaana ka qiimo badan Nabad Umadda Soomaaliyeed u soo hoyata”

RA’IISAL WASAARE NUUR CADDE: “Kursiga aan ku fadhiyo wax qiimo ah oo weyn iiguma fadhiyo, waxaana ka qiimo badan Nabad Umadda Soomaaliyeed u soo hoyata”

MAR 01, 2008

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde Sabti, March 01, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda F...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Gobolka Mudug oo ay Ciidamo Itoobiyaan ah  ka kaxeysteen Gurigiisa

Guddoomiyihii Gobolka Mudug oo ay Ciidamo Itoobiyaan ah ka kaxeysteen Gurigiisa

MAR 01, 2008

Sabti, March 01, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku hubeysan Gadiidka Dagaalka ayaa lagu waramayaa in ay ka kaxeysteen Gurigiisa Gudoomihiyii Goba...

Warkii oo dhan »