Wararka Maanta
Ciidamo Itoobiyaan ah oo caawa lagu weeraray qeybo ka mid ah Waddooyinka 30-ka iyo Warshadaha ee Magaalada Muqdisho
Talaado, March 04, 2008(HOL): Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay inta u dhaxeysa Kuliyaddii Jaalle Siyaad iyo Xeradii Damaanyo ee Degmada Hodan ...
Warkii oo dhan »
Meydadka Dad Rayid ah oo 3 Maalmood kadib laga helay qeybo ka mi dah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho oo ay dagaallo ka dhaceen
Talaado, March 04, 2008(HOL): Meydadka Dad Rayid ah oo ku geeriyooday dagaal 1-dii bishan ka dhacay qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »
Qaadista Dacwadda loo heysto Dr. Yuusuf Cali Haaruun iyo Garsoore Maxamed Nuur Sheegow oo loo wareejiyay dhinaca Maxkamadda sare ee Dalka
Talaado, March 04, 2008(HOL): Qaadista Dacwadda loo heysto Guddoomiyihii Maxkamadda sare Dr. Yuusuf Cali Haaruun iyo Garsoore Maxamed Nuur Sheegow oo ...
Warkii oo dhan »
Idaacadda Shabeelle oo dib u heshay Qalabkii ay ka qaateen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya
Talaado, March 04, 2008(HOL): Idaacadda Shabeelle oo ka mid ah Idaacado seddex ah oo maalintii Sabtidii ahayd ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda ...
Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsan Guddiga Isboortiga Gobolka Hiiraan oo maalintii 8aad Xabsi ku jira
Talaado, 4, Mar 2008 (HOL) Waxaa maalintii 8-aad xabsigga dhexe ee magaladda Beledweyne ku jira Xubno ka tirsan Gudigga Isportiga Gobalka Hiiraa...
Warkii oo dhan »
SHIIKH MUKHTAAR ROOBOW ABUU MANSUUR: “Wax wada hadal ah la geli-meyno C/llaahi Yuusuf, mana hor-fariisaneyno xitaa haddii ay Ciidamada Itoobiya baxaan”
Talaado, March 04, 2008(HOL): Afhayeenka Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur) ayaa shaaca ka qaaday in aysan wax wada hadal a...
Warkii oo dhan »
Dadka Degmada Dhoobley oo ka cabsi qaba in ay mar kale duqeeyaan Diyaarado Mareykan ah oo dul wareegeysanaya
Talaado, March 04, 2008(HOL): Dadka ku dhaqan Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay ka cabsi qabaan in ay mar kale duqeeyaan Diyaaradah...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo ugu baaqay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde in uu is-casilo inta uusan fashilmin
Talaado, March 04, 2008(HOL): Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Cali Maxamed Nuux (Cali Tima-Jilic)ayaa ugu baaqay Ra’iisal Was...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Suuqa Bakaaraha oo saaka degan kadib maalmo ay xaaladdiisa ahayd mid aan xasilooneyn
Talaado, March 04, 2008(HOL): Xaaladda Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa saaka waxay tahay mid degan kadib dhowr maalmood oo ay xaaladd...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee maamulka Puntland oo ka warbixiyay kulamo uu gudaha Itoobiya kula soo qaatay Saraakiil Itoobiyaan ah
Talaado, March 04, 2008(HOL): Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee maamulka Puntland C/rashiid Cali Xaashi (Dhuubane) oo maalmihii tegay ku maqnaa gudaha Da...
Warkii oo dhan »