Wararka Maanta
Dagaal Xooggan oo xalay ku dhexmaray Bartamaha Magaalada Beledweyne Ciidamo ka amar qaata Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Kooxaha ka soo horjeeda
Jimco, March 07, 2008(HOL): Abaare Saacaddu markey aheyd 12:30 saq dhexe ee xalay ayaa mar kaliya Bartamaha Magaaladda Beledweyne waxaa laga maq...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo caawa fiidkii ka dhacay Qeybo ka mid ah Wadada 30-ka ee Magaalada Muqdisho
Khamiis, March 06, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa caawa fiidkii wuxuu ka dhacay qeybo ka mid...
Warkii oo dhan »
Ardayda Dugsiga Sare ee Dayib Guray ee Magaalada Hargeysa oo sameeyay Mudaharaad rabshad wata
Khamiis, 06 March 2008 (HOL)- Ardayda dhigata Dugsiga sare ee Dugsiga sare ee Dayib Guray ee Magaalada Hargeysa, ayaa mudaharaad buuq iyo rabshad wata...
Warkii oo dhan »
Dagaal ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Tuulada Goobaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Khamiis, March 06, 2008(HOL): Tuulada Goobaale oo ka tirsan Degmada Wanla weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal ay dad k...
Warkii oo dhan »
Ciidamo kala taabasan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Guddoomiyaha Degmada Beledweyne oo ku dagaalamay gudaha Degmadaas
Khamiis, March 06, 2008(HOL): Dagaalka dhexmaray labadan Ciidan ayaa wuxuu qarxay kadib markii Ciidamo ka amar qaata Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuus...
Warkii oo dhan »
Jen. C/raxmaan Guul-wade oo loo magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhin doona Dalka Iiraan
Khamiis, March 06, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta wuxuu xil safiirnimo u magacaabay Jen. C/r...
Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo badankood alaabahooda ka raranaya Suuqaas
Khamiis, March 06, 2008(HOL): Inta badan Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa waxay bilaabeen in ay badeecooyinkooda ka rartaan Suuqa Bakaaraha sababo la ...
Warkii oo dhan »
Afhayeen cusub oo loo magacaabay Howlgallada Xoogagga Maxkamadaha Islaamka
Khamiis, March 06, 2008(HOL): Howlgallada Xoogagga Maxkamadaha Islaamka ayaa waxaa loo magacaabay Afhayeen ka hadla oo lagu magacaabo C/raxiin Ciise C...
Warkii oo dhan »
Guddomiyaha Degmada Beledweyne oo eedeyn kulul u jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan
Khamiis, March 06, 2008(HOL): Gudoomiyaha Degmadda Beledweyne Cilmi Saney Qaasim ayaa ku eedyaya Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabag...
Warkii oo dhan »
Meydad laga helay Koontaroolka Siinka Dheer oo xalay uu dagaal ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Xoogagga Maxkamadihii Islaamka
Khamiis, March 06, 2008(HOL): Bar Koontarool oo ku taala Deegaanka Siinka Dheer ee u dhaxeeya Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye oo xalay ay dagaallo ...
Warkii oo dhan »