Wararka Maanta

Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo howlgallo Burcad iyo Munkar sifeyn ah ka sameeyay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo howlgallo Burcad iyo Munkar sifeyn ah ka sameeyay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

MAR 05, 2008

Arbaco, March 05, 2008(HOL): Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ayaa waxay howlgallo burcad sifeyn ah ka sameeyeen Deegaanno hoos-taga Degma...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Kakuumaysiga Somaliland oo ka waramay Safar uu dhawaan ku tagay Gobolka Sanaag

Wasiirka Kakuumaysiga Somaliland oo ka waramay Safar uu dhawaan ku tagay Gobolka Sanaag

MAR 05, 2008

Arbaco, March 05, 2008(HOL): Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland Cali Maxamed Xasan [Cali Qoor-seef], ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada bari...

Warkii oo dhan »
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ugu baaqay dhinacyada isku haya Soomaaliya in aysan shuruud ku xirin wada hadallo dhexmara

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ugu baaqay dhinacyada isku haya Soomaaliya in aysan shuruud ku xirin wada hadallo dhexmara

MAR 05, 2008

Arbaco, March 05, 2008(HOL): Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee mar kasta ka hadla dhibaatada ka taagan Soomaal...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Wadada 30-ka oo ogolaaday in la aaso meydad afar maalmood yaalay qeybo ka mid ah Wadadaas

Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Wadada 30-ka oo ogolaaday in la aaso meydad afar maalmood yaalay qeybo ka mid ah Wadadaas

MAR 05, 2008

Arbaco, March 05, 2008(HOL):  Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan Wadada 30-ka ee magaalada Muqdisho ayaa saaka waxay ogolaadeen in la qaado oo la ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Qiimeynta Khasaarihii Bililiqo ee ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo shaaciyay qeybaha la bililiqeystay

Guddiga Qiimeynta Khasaarihii Bililiqo ee ka dhacay Suuqa Bakaaraha oo shaaciyay qeybaha la bililiqeystay

MAR 05, 2008

Arbaco, March 05, 2008(HOL):  Guddi ganacsato ah oo loo xilsaaray in ay soo qiimeeyaan khasaarihii bililiqo ee ka dhacay Suuqa Bakaaraha ayaa wux...

Warkii oo dhan »
Soomaali badan oo ku sii qulquleysa Dalka Koofur Afrika, iyadoo Soomaalida Dalkaas ku nool ay dhibaatooyin la kulmaan

Soomaali badan oo ku sii qulquleysa Dalka Koofur Afrika, iyadoo Soomaalida Dalkaas ku nool ay dhibaatooyin la kulmaan

MAR 05, 2008

Arbaco, March 05, 2008(HOL): Dadyoowga soo galootiga ah ayaa si aad ah ugu soo qulqulaya dalka Koofur Afrika iyagoo ka kala imaanaya qaar ka mid ah&nb...

Warkii oo dhan »
Odayaasha Gobolka Galgaduud oo bilaabay in ay la dagaalamaan Jid-gooyooyinka ay dhigtaan Kooxaha Maleeshiyooyinka ah

Odayaasha Gobolka Galgaduud oo bilaabay in ay la dagaalamaan Jid-gooyooyinka ay dhigtaan Kooxaha Maleeshiyooyinka ah

MAR 05, 2008

Arbaco, March 05, 2008(HOL): Inta badan marka la eego Gobaladda Bartamaha Soomaaliya waa wax iska caddi ah in la arko Jid-gooyo shirci daro ah oo koox...

Warkii oo dhan »
Tuugo Koofur Afrikaan ah oo soo weerartay Ganacsato Soomaaliyeed oo dhexdooda is-dilay

Tuugo Koofur Afrikaan ah oo soo weerartay Ganacsato Soomaaliyeed oo dhexdooda is-dilay

MAR 05, 2008

Arbaco, March 05, 2008(HOL): Saaka saacaddu markey ehayd 10kii barqanimo ayaa la soo weeraray ganacsato Soomaliyeed oo tukaan ku leh tuulo lagu magaca...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland, oo Kormeer kadis ah ku maray Miiska Saraakiisha iyo Madaarka Hargeysa

Madaxweynaha Somaliland, oo Kormeer kadis ah ku maray Miiska Saraakiisha iyo Madaarka Hargeysa

MAR 04, 2008

Talaado, March 04, 2008(HOL): Madaxweynaha Somailand Daahir  Rayaale Kaahin, ayaa  shalay kormeer kadis ah ku soo maray xarunta Miiska ...

Warkii oo dhan »
Somaliland iyo Ololaha la dagaalanka cudurka Dabeysha

Somaliland iyo Ololaha la dagaalanka cudurka Dabeysha

MAR 04, 2008

Talaado, March 04, 2008(HOL): Wasiir ku xigeenka wasaarada Caafimaadka Somaliland, Mudane Mahdi Cismaan Buuri, ayaa shalay si rasmi ah Huteel Summer t...

Warkii oo dhan »