Wararka Maanta

Magaalada Beledweyne oo saaka ku waabariisatay Ciidamo Itoobiyaan ah

Magaalada Beledweyne oo saaka ku waabariisatay Ciidamo Itoobiyaan ah

MAR 03, 2008

Isniin, March 03, 2008(HOL):  Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Itoobiya ayaa saakay markii uu waagu baryay waxaa mar kaliya lagu arkay wadooyinka ...

Warkii oo dhan »
Diyaarad uu leeyahay Mareykanka oo xalay duqeysay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose

Diyaarad uu leeyahay Mareykanka oo xalay duqeysay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose

MAR 03, 2008

Isniin, March 03, 2008(HOL):  Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubba Hoose ayaa sheegaya in xalay abaara 3:20am ay labo ganta...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo qiray in ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ay bililiqo ka geysteen Suuqa Bakaaraha, cudurdaarna ka bixiyay arrintaas

Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo qiray in ay Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka ay bililiqo ka geysteen Suuqa Bakaaraha, cudurdaarna ka bixiyay arrintaas

MAR 03, 2008

Isniin, March 03, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa qiray in Ciidamo ka amar qaata ...

Warkii oo dhan »
Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo xalay la wareegay gacan ku heynta Degmada Buur Hakaba, saakayna isaga baxay

Xoogag ka amar qaata Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo xalay la wareegay gacan ku heynta Degmada Buur Hakaba, saakayna isaga baxay

MAR 03, 2008

Isniin, March 03, 2008(HOL):  Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in Xoogag ka tirsan D...

Warkii oo dhan »
MAXAMED XASAN XAAD: “Bililiqadii loo geystay Suuqa Bakaaraha waxay ahayd qoshe in muddo ah la maleegayay, waxaana leeyahay shacabka haka tashado arrintaas”

MAXAMED XASAN XAAD: “Bililiqadii loo geystay Suuqa Bakaaraha waxay ahayd qoshe in muddo ah la maleegayay, waxaana leeyahay shacabka haka tashado arrintaas”

MAR 03, 2008

Isniin, March 03, 2008(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa ka hadlay bililiqadii ay Ciidamada Dowl...

Warkii oo dhan »
Guddoomiye Waaxeedyo ka tirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Shibis oo isu casilay sabab la xiriirta in loogu hanjabay in la dilayo

Guddoomiye Waaxeedyo ka tirsan Degmooyinka Kaaraan iyo Shibis oo isu casilay sabab la xiriirta in loogu hanjabay in la dilayo

MAR 03, 2008

Isniin, March 03, 2008(HOL): Weli waxaa sii socda is-casilaad ay sameynayaan Guddoomiye Waaxeedyo ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaasi oo i...

Warkii oo dhan »
Shir looga hadlayo Xaaladda Suuqa Bakaaraha oo Muqdisho uga socda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Golahiisa Wasiirrada

Shir looga hadlayo Xaaladda Suuqa Bakaaraha oo Muqdisho uga socda Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Golahiisa Wasiirrada

MAR 02, 2008

Axad, March 02, 2008(HOL): Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta wuxuu shir aan caadi ahayn...

Warkii oo dhan »
Idaacadaha Simba, Shabeelle iyo Horn Afrik oo hawada ka baxay kadib markii qalabkii ay ku howlgaleen ay qaateen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka

Idaacadaha Simba, Shabeelle iyo Horn Afrik oo hawada ka baxay kadib markii qalabkii ay ku howlgaleen ay qaateen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka

MAR 02, 2008

Axad, March 02, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaatay qalabkii ay ku shaqeynayeen Idaacadaha Simba, Shabeelle...

Warkii oo dhan »
Abaaro iyo Biyo La’aan daran oo laga soo sheegayo qeybo ka mid ah Gobollada Galgaduud iyo Mudug

Abaaro iyo Biyo La’aan daran oo laga soo sheegayo qeybo ka mid ah Gobollada Galgaduud iyo Mudug

MAR 02, 2008

Axad, March 02, 2008(HOL): Sida ay dhawaajiyeen qaar ka mid ah Mas'uuliyiinta Gobaladda Gal-gaduud iyo Mudug waxaa siweyn isu soo taraya heerka iyo Ab...

Warkii oo dhan »
Goobaha Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo ay Albaabada u xiran yihiin iyo Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Suuqaas gudaha u galay

Goobaha Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo ay Albaabada u xiran yihiin iyo Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Suuqaas gudaha u galay

MAR 02, 2008

Axad, March 02, 2008(HOL): Suuqa Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya ayaa maanta wuxuu yahay mid aaney ka soconin wax dhaqdhaqaaq ganacsi ah, wa...

Warkii oo dhan »