Wararka Maanta

Guddoomiyihii Maxkamadda Degmada Beledweyne oo xalay toogasho lagu dilay

Guddoomiyihii Maxkamadda Degmada Beledweyne oo xalay toogasho lagu dilay

FEB 06, 2008

Arbaco, 6, Feb, 2008 (HOL)  Gudoomiyihii Maxkamadda Degmadda Beledweyne Shiikh Ibaarhim Goonle Max'ed ayaa habeenimadii Xalay waxaa Toogasho ku d...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cadde Muuse oo u dhoofay Dalka Itoobiya, kadibna uga sii gudbaya Dalka Jarmalka

Madaxweyne Cadde Muuse oo u dhoofay Dalka Itoobiya, kadibna uga sii gudbaya Dalka Jarmalka

FEB 05, 2008

Talaado, February 05, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa maanta ka amba baxay Garoonka  Diyaaradaha m...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Degmada Shibis oo ka badbaaday Qarax Miino oo lagu dili lahaa

Guddoomiyaha Degmada Shibis oo ka badbaaday Qarax Miino oo lagu dili lahaa

FEB 05, 2008

Talaado, February 05, 2008(HOL): Waxaa qarax lagu dili lahaa maanta ka badbaaday Guddoomiyaha Degmada Shibis ee Gobolka Banaadr Maxamed Cabdi Cali (Fi...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugnaa Suuqa Xoolaha Dayax ee Degmada Huriwaa

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugnaa Suuqa Xoolaha Dayax ee Degmada Huriwaa

FEB 05, 2008

Talaado, February 05, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa saaka barqadii waxay weerar ku qaadeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku...

Warkii oo dhan »
Xaaladda Goobo ay shalay dagaallo ka dhaceen oo Muqdisho ku yaala oo saaka degan

Xaaladda Goobo ay shalay dagaallo ka dhaceen oo Muqdisho ku yaala oo saaka degan

FEB 05, 2008

Talaado, February 05, 2008(HOL): Waxaa saaka degan Xaaladda deegaanno dhowr ah oo ay shalay gelinkii dambe dagaallo culus ku dhexmareen Ciidamada Dowl...

Warkii oo dhan »
Guriga Guddoomiyihii hore ee Degmada Baydhabo oo xalay Weerar Bambooyin loo adeegsaday lagu qaaday

Guriga Guddoomiyihii hore ee Degmada Baydhabo oo xalay Weerar Bambooyin loo adeegsaday lagu qaaday

FEB 05, 2008

Talaado, February 05, 2008(HOL): Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar loo adeegsaday Bambooyinka gacanta laga tuuro ku qaadeen Guriga...

Warkii oo dhan »
Isgoyska Howl-Wadaag oo Maalintii Seddexaad u xiran Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya

Isgoyska Howl-Wadaag oo Maalintii Seddexaad u xiran Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya

FEB 05, 2008

Talaado, February 05, 2008(HOL): Isgoyska Howl-Wadaag oo ah halka kaliya ee ay haatan Gaadiidka iyo Dadka ka galaan Suuqa Bakaaraha ayaa wuxuu maalint...

Warkii oo dhan »
Shineemooyin ku yaal Degmada Wanla-weyn oo amar lagu bixiyay in albaabada loo laabo

Shineemooyin ku yaal Degmada Wanla-weyn oo amar lagu bixiyay in albaabada loo laabo

FEB 05, 2008

Talaado, February 05, 2008(HOL): Culumaa’udiin iyo Odayaal ka soo jeeda Degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay shir ka yeesheen S...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Hay’adaha Samafalka oo ka wada hadlay sidii wax looga qaban lahaa Nabadgelyada guud ee Gobolka

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Hay’adaha Samafalka oo ka wada hadlay sidii wax looga qaban lahaa Nabadgelyada guud ee Gobolka

FEB 04, 2008

Isniin, February 04, 2008(HOL): Maamulka Gobalka Hiiraan iyo Hay'addaha Samafalka ka howl-gala Magaalada Beledweyne ayaa kulan ku dhax-maray Xaruta Ma...

Warkii oo dhan »
Dood Cilmiyeed ku saabsan Mustaqbalka Tacliinta Soomaaliya iyo Doorka Ardayda Soomaaliyeed ee  dib u soo nooleyta Dalka Soomaaliya oo lagu qabtay Dalka Malaysia

Dood Cilmiyeed ku saabsan Mustaqbalka Tacliinta Soomaaliya iyo Doorka Ardayda Soomaaliyeed ee dib u soo nooleyta Dalka Soomaaliya oo lagu qabtay Dalka Malaysia

FEB 04, 2008

Isniin, February 04, 2008(HOL): Dood cilmiyeed ay  si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen  Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ku barata dalka Malayisa...

Warkii oo dhan »