Wararka Maanta

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo isa soo hor-fariisiyay Madaxda Idaacadaha Muqdisho iyo Saraakiisha Ciidamada Nabad-sugidda

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo isa soo hor-fariisiyay Madaxda Idaacadaha Muqdisho iyo Saraakiisha Ciidamada Nabad-sugidda

FEB 02, 2008

Wasiirka Warfaafinta, Dhalinyarada iyo Isboortiga, Ahna Ra'iisal Wasaare ku xigeen-Axmed C/salaan Xaaji AadanSabti, February 02, 2008(HOL): Xaru...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Nabadgelyo darrada ka jirta Magaalada Muqdisho ku eedeeyay Odayaasha Hawiye iyo Ururka Al-Shabaab

Maamulka Gobolka Banaadir oo Nabadgelyo darrada ka jirta Magaalada Muqdisho ku eedeeyay Odayaasha Hawiye iyo Ururka Al-Shabaab

FEB 02, 2008

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir-Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)Sabti, 2 Feb, 2008 (HOL)  Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed...

Warkii oo dhan »
Qarax sababay Dhimashada Labo Ruux oo xalay ka dhacay magaalada Beledweyne.

Qarax sababay Dhimashada Labo Ruux oo xalay ka dhacay magaalada Beledweyne.

FEB 02, 2008

Sabti, 2 Feb, 2008 (HOL)  Abaare Saacadu markey aheyd 2:30 Saqdhexe ee xalay ayaa waxaa laga wadda maqlay xaafaddaha Magaalada Beledweyne Qaraxa ...

Warkii oo dhan »
SHIIKH AADAN MADOOBE: “Itoobiya waxaa Soomaaliya ku haya Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka, waayo waxay wadaan dagaal, inta dagaalkaas socdana Itoobiya ma baxeyso”

SHIIKH AADAN MADOOBE: “Itoobiya waxaa Soomaaliya ku haya Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Federaalka, waayo waxay wadaan dagaal, inta dagaalkaas socdana Itoobiya ma baxeyso”

FEB 02, 2008

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan MadoobeSabti, February 02, 2008(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxame...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Islaamka oo soo dhaweeyay Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo tallaabooyin ay qaaday

Baarlamaanka Islaamka oo soo dhaweeyay Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo tallaabooyin ay qaaday

FEB 02, 2008

Sabti, February 02, 2008(HOL): Baarlamaanka Islaamka oo shir ku yeeshay Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa wuxuu soo dhaweeyay dhismaha Xukuumadda ...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo howlgallo ka wada Xaafado ka tirsan Degmada Hodan

Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo howlgallo ka wada Xaafado ka tirsan Degmada Hodan

FEB 02, 2008

Sabti, February 02, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saaka waxay howlgallo ka wadaan xaafado ka tirsan Degmada Hod...

Warkii oo dhan »
Dagaal Deegaanno ka tirsan Degmada Diinsoor ku dhexmaray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo Xooggag ka soo horjeeda

Dagaal Deegaanno ka tirsan Degmada Diinsoor ku dhexmaray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo Xooggag ka soo horjeeda

FEB 01, 2008

Jimco, February 01, 2008(HOL):  Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in uu saaka dagaal ...

Warkii oo dhan »
Wariyayaal si xirfadeysan loogu dhacay Muqdisho

Wariyayaal si xirfadeysan loogu dhacay Muqdisho

FEB 01, 2008

Jimco, February 01, 2008(HOL):  Wariyayaal ka howlgala Idaacadaha Magaalada Muqdisho qaarkood ayaa waxaa dhawaan si xirfideysan dhac ugu geystay ...

Warkii oo dhan »
Uganda oo sheegtay in ay awooddo in ay  Ciidamo dheeraad ah u dirto Soomaaliya

Uganda oo sheegtay in ay awooddo in ay Ciidamo dheeraad ah u dirto Soomaaliya

FEB 01, 2008

Madaxweynaha Uganda Yoweri K. MoseveniJimco, February 01, 2008(HOL):  Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay awood u leedahay in ay Ci...

Warkii oo dhan »
Axmed Diiriye oo sheegay in Saraakiil Itoobiyaan ah oo xukumeysay Xabsigii uu ku xirnaa ay weydiiyeen su’aal ka yaabisay oo uu jawaab u waayay

Axmed Diiriye oo sheegay in Saraakiil Itoobiyaan ah oo xukumeysay Xabsigii uu ku xirnaa ay weydiiyeen su’aal ka yaabisay oo uu jawaab u waayay

FEB 01, 2008

Afhayeenka Dhaqanka ee  Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Jimco, February 01, 2008(HOL):  Afhayeenka Dhaqanka...

Warkii oo dhan »