Wararka Maanta
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo Kooxo ka soo horjeeda oo saaka ku dagaalamay Xaafado ka tirsan Degmada Wardhiigley
Khamiis, January 31, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeday ayaa saaka waxay ku dagaal...
Warkii oo dhan »
Sarkaal Madax ka ahaa Xafiiska Ha’yad Miinada Baarta oo Hargeysa lagu dhaawcay
Khamiis, 31 January 2008 (HOL)- Sarkaal u dhashay dalka Armenia oo madax ka ah Mashruuca Hay’adda Ingiriiska ah ee Miina-saarka, HALLO TRUST ka fuli...
Warkii oo dhan »
Olalaha Tallaalka Cudurka Dabaysha oo laga soo gebogebeeyay Somaliland
Khamiis, 31 January 2008 (HOL)- Ololihii Talaalka Cudurka Dabaysha oo muddo seddex cisho ah si balaadhan uga socday Gobolada iyo Degmooyinka dalka Som...
Warkii oo dhan »
Shaqaalihii Hay’adda MSF-Swiss oo isaga baxay magaalada Beledweyne
Arbaco, January 30, 2008(HOL): Waxaa ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Beledweyne Shaqaalihii hay'adda MSF-Swiss ee Gacanta ku heysay Isbitaal...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo ka baxay Fariisimo ay Muqdisho ku lahaayeen
Arbaco, January 30, 2008(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Muuse Nuur Amiin oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalad...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dilalka ka dhaca magaalada Muqdisho ku eedeeyay Ururka Al-Shabaab
Maxamed Dheere: “9 Guddoomiye Degmo iyo Dad kale oo qaali ahaa ayaa nalaga dilay kuwaasoo haddii maanta ay xirnaan lahaayeen la sii deyn lahaa...
Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo soo dhaweeyay Ciidamada ka baxay fariisimadii ay Muqdisho ka deganaayeen
Arbaco, January 30, 2008(HOL): Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa soo dhaweeyay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Cape Town oo dadaal ugu jirta sidii ay u sameysan lahayd Maamul ay ku mideysan tahay
Arbaco, January 30, 2008(HOL): Shir aad u balaaran oo uu soo qabanqaabiyay gudiga ku meel gaarka ah ee Jaaliyada Soomaaliyeed ee gobolka Western Cape ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo qab-qabasho iyo dhaawac isugu daray Dad doonayay in ay galaan Xerooyin loo sheegay in ay Ciidamada ka baxeen
Arbaco, January 30, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo weli ku harsan fariisimo ay ku leeyihiin Xarunta Wasaaraddii Gaashaandhigga, Warshaddii Baasta...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo dhac ka geystay Xaafado ka tirsan Degmada Wadajir
Arbaco, January 30, 2008(HOL): Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay dhac ka geysteen xaafado ka tirsan Degmada...
Warkii oo dhan »