Wararka Maanta
Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo xalay isaga baxay fariisimo ay ku sugnaayeen oo ku yaala Magaalada Muqdisho
Arbaco, January 30, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah oo fariisimo ku lahaa xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa habee...
Warkii oo dhan »
Hay’adda MSF oo bilowday in ay shaqaalaheeda kala baxdo Soomaaliya kadib markii shaqaale u shaqeynayay Qarax Miino lagu dilay
Talaado, January 29, 2008(HOL): Hay’adda Dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa waxay bilowday inay Shaqaalaheeda kala baxdo dalka Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo Bariga Beledweyne ku dhexmaray Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Kooxo ka soo horjeeda
Talaado, January 29, 2008(HOL): Dagaal Culus oo saacado qaatay ayaa ku dhax-maray Ciidamada Maamulka Gobalka Hiiraan iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horj...
Warkii oo dhan »
Isbaheysiga Dib u xoryenta Soomaaliya oo cambaareeyay Qaraxii lagu dilay Dhaqaatiirtii u shaqeyneysay Hay’adda MSF-Holland
Talaado, January 29, 2008(HOL): Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliya ee xaruntiisa dhexe ay tahay Magaalada Asmara ee Dalka Eritrea ayaa cambaareeyay...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka oo ku dagaalamay Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Talaado, January 29, 2008(HOL): Ciidamo Boolis ah oo ka amar qaata maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Ciidamo Mileteri ah oo ku sugnaa Bar Koontaro...
Warkii oo dhan »
Hay’adda CRD oo shir looga hadlayay Nabadeynta Soomaaliya ku qabatay Dalka Australia
Talaado, January 29, 2008(HOL): Inkastoo Soomaalida ku dhaqan dalka Australia ay tiradoodu sii kordhayso sanadba sanadka ka danbeeya, haddana codkooda...
Warkii oo dhan »
Dagaal khasaare geystay oo shalay iyo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Talaado, January 29, 2008(HOL): Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa shalay iyo xalay waxaa ka dhacay dagaallo khasaare geystay oo d...
Warkii oo dhan »
Banaanbax lagu cambaareynayo Qaraxii shalay lagu dilay Dhaqaatiirtii Hay’adda MSF-Holland oo ka dhacay Magaalada Kismaayo
Talaado, January 29, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in uu saaka ha...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaalida ee Minnesota oo xaflad soo dhaweyn Guddoomiyaha Shirkii Dib u heshiisiinta ahaa ee dhawaan Muqdisho lagu qabtay
Talaado, January 29, 2008(HOL): Inkasta oo uu Jawigu aad u xumaa baraf badan oo da’ay ogeed, hadan taasi may joojin boqalaal Soomaali ah oo ka soo q...
Warkii oo dhan »
WAR DEG DEG AH. Taliyihii Ciidanka Nabad-Sugida Gobolka Hiiraan oo goor dhaw lagu tuugtay magaalada Beled Weyne.
Isniin, 28, 2008 (HOL) Taliyihii Ciidamadda Nabad-sugidda Gobalka Hiiraan ayaa Goor dhaw dhaw Nin bastoolad ku hubeysan ku toogtay Ilinka hore e...
Warkii oo dhan »