Wararka Maanta

Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ku lahaa Deegaanka Janta-Kuundihso ee Mag.Beledweyne oo xalay halkaas ka guuray

Ciidamo Itoobiyaan ah oo fariisin ku lahaa Deegaanka Janta-Kuundihso ee Mag.Beledweyne oo xalay halkaas ka guuray

JAN 27, 2008

Axad, 27 January 2008 (HOL): Ciidamadii Dowlada Itoobiya ee Fariisinka ku lahaa Duleedka Magaalada Beledweyne gaar ahaan Deegaanka Jante-guudisho ayaa...

Warkii oo dhan »
Abwaan Xasan Sh. Muumin oo si heer Qaran ah loogu aasay Magaalada Borama

Abwaan Xasan Sh. Muumin oo si heer Qaran ah loogu aasay Magaalada Borama

JAN 27, 2008

Meydka Marxuumka oo Salaadda Janaasada lagu TukanayoAxad, 27 January 2008 (HOL)- Dadweyne aad u tiro badan oo isugu jiray Madax dawladeed, Siyaa...

Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisho oo ay sii yaraanayaan Waddooyinka ay Gaadiidka maraan

Magaalada Muqdisho oo ay sii yaraanayaan Waddooyinka ay Gaadiidka maraan

JAN 27, 2008

Axad, January 27, 2008(HOL): Tan iyo wixii ka dambeeyay markii Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah la dejiyay xerooyin ku yaala bartamaha iyo daafaha M...

Warkii oo dhan »
Aqoonyahan Soomaaliyeed oo qiimeyn ku sameeyay farqiga u dhaxeeya qiimaha raashinka Quutul Daruuriga ah laga soo bilaabo Janaayo 2007 ilaa Janaayo 2008

Aqoonyahan Soomaaliyeed oo qiimeyn ku sameeyay farqiga u dhaxeeya qiimaha raashinka Quutul Daruuriga ah laga soo bilaabo Janaayo 2007 ilaa Janaayo 2008

JAN 27, 2008

Axad, January 27, 2008(HOL): Dr. Cumar Colaad oo ka mid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee aan weli ka bixin caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, isla m...

Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Odayaashii Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ee u xirnaa Dowladda Federaalka oo la sii daayay

Qaar ka mid ah Odayaashii Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ee u xirnaa Dowladda Federaalka oo la sii daayay

JAN 27, 2008

Axad, January 27, 2008(HOL): Waxaa xoriyaddoodii dib u helay oo la sii daayay qaar ka mid ah Odayaashii Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ee u xir...

Warkii oo dhan »
Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM ee Muqdisho jooga oo lagu qarxiyay Miino loo geliyay Waddo ay ku socdeen

Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM ee Muqdisho jooga oo lagu qarxiyay Miino loo geliyay Waddo ay ku socdeen

JAN 26, 2008

Sabti,, January 26, 2008(HOL): Kolonyo Ciidamo ah oo ka tirsan Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qarxiyay miino loogu aa...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in uu Dhaqaatiirta Daweyneyso ka sugayo Jawaabtii ugu dambeysay, kadibna uu ku laabanayo Soomaaliya

Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in uu Dhaqaatiirta Daweyneyso ka sugayo Jawaabtii ugu dambeysay, kadibna uu ku laabanayo Soomaaliya

JAN 26, 2008

Sabti,, January 26, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa shaaca ka qaaday inuu dabayaaqada bishan dib ugu...

Warkii oo dhan »
Agaasimaha Idaacadda Codka Nabadda oo beeniyay in uu Afhayeenka Madaxweyne Yuusuf uu leeyahay Idaacaddaas

Agaasimaha Idaacadda Codka Nabadda oo beeniyay in uu Afhayeenka Madaxweyne Yuusuf uu leeyahay Idaacaddaas

JAN 26, 2008

Sabti, January 26, 2008(HOL): Agaasimaha Idaacad lagu magacaabo Codka oo dhawaan laga furay magaalada Muqdisho oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xar...

Warkii oo dhan »
Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Miino lagu qarxiyay

Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo Miino lagu qarxiyay

JAN 26, 2008

Sabti,, January 26, 2008(HOL): Gaari MITSUBISH ah oo ay saarnaayeen Ciidamo Boolis ah oo ka amar qaata Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalay Ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Horyaalka 24aad ee Gabdhaha Kubadda Kolayga

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeybgalay Ciyaartii kama dambeysta ahayd ee Horyaalka 24aad ee Gabdhaha Kubadda Kolayga

JAN 26, 2008

Sabti, January 26, 2008(HOL): Wasiirka Warfaafinta, Dhalinyarada iyo Isboortiga, ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...

Warkii oo dhan »