Wararka Maanta
Dhaqaatiir u shaqeynayay Hay’adda MSF-Holland oo ku geeriyooday Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo
Isniin, January 28, 2008(HOL): Qarax goor dhaweyd ka dhacay magaalada Kismayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku geeriyooday afar ruux oo is...
Warkii oo dhan »
Odayaal iyo Waxgarad ka kala tirsan Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo xoogga saaraya sidii loo joojin lahaa Colaadda ka taagan xadka u dhaxeeya Labada Gobol
Isniin, January 28, 2008(HOL): Odayaal iyo Wax-garad ka kala tirsan Goballada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe ayaa bilaabay dadaalo lagu joojinayo Colad...
Warkii oo dhan »
Banaanbaxyo lagu taageerayo sii deynta Xubnihii ka xirnaa Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo ka dhacay Muqdisho iyo Cadaado
Isniin, January 28, 2008(HOL): Banaanbaxyo lagu taageerayo sii deynta xubno ka xirnaa Golaha Dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye oo ay ka mid ahaaye...
Warkii oo dhan »
AXMED DIIRIYE CALI: “Soomaali oo dhan haddii la isu keeno waxaa ku filan kheyraadka yaala inta u dhaxeysa Jowhar iyo Marka, marka waxaan leeyahay Soomaaliyey heshiiya”
Isniin, January 28, 2008(HOL): Afhayeen Dhaqanka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo saxaafadda la hadlay kadib m...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Soomaaliya oo kiiskiisa loo wareejiyay Maxkamadda Gobolka Bay
Isniin, January 28, 2008(HOL): Warar aynu ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay she...
Warkii oo dhan »
Wefti ka socda Hay’adda Interpeace oo Madaxweyne Daahir Rayaale kala hadlay arrinta Doorashooyinka
Isniin, 28 January 2008 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa xalay qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi ka socda hay’...
Warkii oo dhan »
Dhaqdhaqaaqa Dekedda Berbera iyo Sanadkii tegay ee 2007
Isniin, 28 January 2008 (HOL)- Maareeyaha Dekada Magaalada Berbera Eng: Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-xoor) ayaa sheegay in badeecadaha ka soo dega iy...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali oo la sii daayay
Afhayeenka Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Axmed Diiriye CaliAxad, January 27, 2008(HOL): Waxaa la sii daayay oo xoriyaddiisii di...
Warkii oo dhan »
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo maanta lagu garaacay Xaafado u dhow Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho
Axad, January 27, 2008(HOL): Xaafado u dhow Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta mar kale waxaa lagu garaacay Madaafiic ...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo Baydhabo ku laabtay, halkaasna kula kulmay Wafdi ka socday Beesha Caalamka
Axad, January 27, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa maan...
Warkii oo dhan »