Wararka Maanta

26-ka Janaayo: Maalinta Madasha Soomaaliyeed oo Magaalada Beledweyne looga dooday Difaaca Caruurta iyo Dhowrista Xuquuqda ay leeyihiin

26-ka Janaayo: Maalinta Madasha Soomaaliyeed oo Magaalada Beledweyne looga dooday Difaaca Caruurta iyo Dhowrista Xuquuqda ay leeyihiin

JAN 26, 2008

Sabti, 26 Jan. 2008 (HOL): 26-ka Janaayo Maalinta Madasha Soomaaliyeed ayaa kulan lagu qabtay Magaalada Beledweyne waxaa looga dooday Qodob ku saabsan...

Warkii oo dhan »
Madaafiic Hoobiyayaal ah oo xalay dad 10 ruux gaaraya ku dhaawacday magaalada Muqdisho

Madaafiic Hoobiyayaal ah oo xalay dad 10 ruux gaaraya ku dhaawacday magaalada Muqdisho

JAN 26, 2008

Sabti,, January 26, 2008(HOL): Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu garaacay madaafiic hoobiyayaal ah, kuwaasi oo...

Warkii oo dhan »
Ururka Al-Shabaab oo weerar ku qaaday fariisin ay Ciidamda Dowladda Federaalka ku leeyihiin Deegaanka Balli-Doogle

Ururka Al-Shabaab oo weerar ku qaaday fariisin ay Ciidamda Dowladda Federaalka ku leeyihiin Deegaanka Balli-Doogle

JAN 25, 2008

Shiikh Mukhtaar Roobow (Abuu Mansuur)Jimco, January 25, 2008(HOL): Afhayeen u hadlay Ururka Al-Shabaab oo lagu magacaabo Shiikh Mukhtaar Roobow ...

Warkii oo dhan »
Jen. Maxamed Nuur Galaal oo sheegay in Ciidamada Itoobiya ay ku fashilmeen howlihii Soomaaliya loo keenay

Jen. Maxamed Nuur Galaal oo sheegay in Ciidamada Itoobiya ay ku fashilmeen howlihii Soomaaliya loo keenay

JAN 25, 2008

Jen. Maxamed Nuur GalaalJimco, January 25, 2008(HOL): Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid Saraakiisha Ciidamada Soomaaliyeed ayaa muddo sanad ah...

Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo xalay Dad ku dilay  Xaafadda Isha ee Magaalada Baydhabo

Kooxo hubeysan oo xalay Dad ku dilay Xaafadda Isha ee Magaalada Baydhabo

JAN 25, 2008

Jimco, January 25, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in habeenkii xalay ahaa ma...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo sheegay in Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Kala-beyr laga soo abaabulay Gobolka Galgaduud

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo sheegay in Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Kala-beyr laga soo abaabulay Gobolka Galgaduud

JAN 25, 2008

Jimco, January 25, 2008(HOL): Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo u warmayay qaar ka mid ah qalabka Warbaahinta Gudaha ayaa k...

Warkii oo dhan »
Dad kale oo Soomaali ah oo ku dhintay Xeebaha Yemen

Dad kale oo Soomaali ah oo ku dhintay Xeebaha Yemen

JAN 25, 2008

Jimco, January 25, 2008(HOL): Xeebaha Dalka Yemen ayaa mar kale laga soo sheegayaa inay ku dhinteen dad kale oo Tahriibayaal Soomaaliyeed ah, kuwaasi ...

Warkii oo dhan »
MAXAMED XASAN XAAD: “Waxaan aaminsanahay in Dagaalka mudada sanadka ka badan Muqdisho  ka socday ee dhibaatada badan geystay uu mas’uul ka yahay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf”

MAXAMED XASAN XAAD: “Waxaan aaminsanahay in Dagaalka mudada sanadka ka badan Muqdisho ka socday ee dhibaatada badan geystay uu mas’uul ka yahay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf”

JAN 25, 2008

Jimco, January 25, 2008(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Dowladda Fede...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ka hadlay Sicir bararka ka jira Soomaaliya iyo sida loo maareyn karo

Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya oo ka hadlay Sicir bararka ka jira Soomaaliya iyo sida loo maareyn karo

JAN 25, 2008

Jimco, January 25, 2008(HOL): Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise ayaa ka hadlay sicir bararka ka taagan Soomaaliya ee saameynta ba...

Warkii oo dhan »
Xiisad Colaadeed oo dib uga soo cusboonaatay Xadka u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

Xiisad Colaadeed oo dib uga soo cusboonaatay Xadka u dhaxeeya Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

JAN 25, 2008

 Jimco, January 25, 2008(HOL): Waxaa dib u soo cusboonaatay Xiisad colaadeed oo in muddo ah u dhaxeysay Beelo wada dega Xadka u dhaxeeya Gobollad...

Warkii oo dhan »