Wararka Maanta

Isku dhac keenay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Durukhsi ee Gobolka Togdheer

Isku dhac keenay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Degmada Durukhsi ee Gobolka Togdheer

JAN 24, 2008

Khamiis, January 24, 2008(HOL): Hal qof ayaa dhintay, saddex kalena way dhaawacmeen ka dib markii Darawallada laba Gaadhi oo nooca Jaadka qaada ahi ay...

Warkii oo dhan »
Guddomiyihii Xisbiga UDUB ee Degmada Gabiley oo Shil Baabuur ku geeriyooday

Guddomiyihii Xisbiga UDUB ee Degmada Gabiley oo Shil Baabuur ku geeriyooday

JAN 24, 2008

Khamiis, January 24, 2008(HOL):  Gudoomiyihii Xisbiga Udub ee Degmada Gabiley Xuseen Nuur Bakaal (Soobe) ayaa shalay ku geeriyoodey shil baabuur ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo guddi u magacaabay midaynta Eedaanka Salaadda  si hal mar loo wada Eedaamo

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo guddi u magacaabay midaynta Eedaanka Salaadda si hal mar loo wada Eedaamo

JAN 24, 2008

Khamiis, January 24, 2008(HOL):  Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Maxamuud Suufi Muxumed oo Xafiiskiisa ku Qabtay Shi...

Warkii oo dhan »
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo eedeyn u jeediyay Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo Xaqiiqo-raadin u tegay Magaalada Muqdisho

Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo eedeyn u jeediyay Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo Xaqiiqo-raadin u tegay Magaalada Muqdisho

JAN 24, 2008

Khamiis, January 24, 2008(HOL):  Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu e...

Warkii oo dhan »
Dagaal culus oo deegaanka Kala-beyr ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeday

Dagaal culus oo deegaanka Kala-beyr ee Gobolka Hiiraan ku dhexmaray Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali ah iyo Kooxo hubeysan oo ka soo horjeeday

JAN 24, 2008

Khamiis, January 24, 2008(HOL): Ciidamada Dowlada Federaalka oo ay is-kaashanayaan kuwa Itoobiya ayaa Dagaal culus waxaa uu ku dhax-maray Deegaanka Ka...

Warkii oo dhan »
Shaqaaqo ay dad ku dhaawacmeen oo maanta ka dhacday magaalada Kismaayo

Shaqaaqo ay dad ku dhaawacmeen oo maanta ka dhacday magaalada Kismaayo

JAN 24, 2008

Khamiis, January 24, 2008(HOL):  Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in uu maanta duhurrad...

Warkii oo dhan »
Ciidamo ka tirsan Waaxda Nabad-sugidda Dowladda Federaalka oo maanta baaris ku sameeyay Idaacadda Somaliweyn iyo guriga Wariye Bashiir Maxamed C/qaadir

Ciidamo ka tirsan Waaxda Nabad-sugidda Dowladda Federaalka oo maanta baaris ku sameeyay Idaacadda Somaliweyn iyo guriga Wariye Bashiir Maxamed C/qaadir

JAN 24, 2008

Khamiis, January 24, 2008(HOL): Ciidamo ka tirsan Waaxda Nabad-sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay baaris ku sameeyeen Xarunta Id...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Midowga Afrika oo maanta Muqdisho booqday

Wafdi ka socda Midowga Afrika oo maanta Muqdisho booqday

JAN 23, 2008

Said Djinit oo ka tirsan Guddiga Golaha Ammaanka Midowga Afrika u qaabilsan Nabadda iyo Ammaanka Arbaco, January 23, 2008(HOL): Wafdi sare oo ka...

Warkii oo dhan »
Madaafiic maanta lagu duqeeyay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Madaafiic maanta lagu duqeeyay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

JAN 23, 2008

Arbaco, January 23, 2008(HOL): Madaafiic hoobiyayaal ah ayaa maanta duhurtii waxaa lagu weeraray Xarunta Villa Somalia oo haatan fariisin u ah Ra’ii...

Warkii oo dhan »
Inta badan Xubnaha Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo la ogaaday in ay wataan Baasaboorro Ajnabi ah

Inta badan Xubnaha Xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo la ogaaday in ay wataan Baasaboorro Ajnabi ah

JAN 23, 2008

Arbaco, January 23, 2008(HOL): Xubnaha Xubnaha Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal Wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa waxaa u badan ...

Warkii oo dhan »