Wararka Maanta
21-ka JANAAYO: Maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed oo Maanta Muqdisho laga xusay
Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde Wasiirka Warfaafinta Axmed C/salaanRa’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Wasiirka Warfaafinta oo xuska Maalinta War...
Warkii oo dhan »
Madaxda Midowga Afrika oo todobaadka soo socda ka shiraya Arrimaha Soomaaliya
Isniin, January 21, 2008(HOL): Madaxda Midowga Afrika oo todobaadka soo socda shir ku yeelanaya Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa wax...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo labo ruux ku dilay Deegaanka Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho
Isniin, January 21, 2008(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka soo baxay Fariisimo ay ku leeyihiin Warshaddii Baastada iyo Xeradii Maslax ayaa saaka...
Warkii oo dhan »
Guddiga Ammaanka, Ganacsatada Suuqa Bakaaraha iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo maanta kulan kale ku leh Muqdisho
Isniin, January 21, 2008(HOL): Waxaa maanta shirkoodii labaad ku leh Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed Guddiga Ammaanka Qaranka, Ganacsatda Suuqa ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maamulka Gobolka Hiiraan oo xabsiga dhigay Xoghayihii Maaliyadda Gobolkaas
Isniin, January 21, 2008(HOL): Ciidamada Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa galinkii danbe Maalintii shalay Waxaa ay Xabsiga dhigeen Xog-hayihiin Maa...
Warkii oo dhan »
Shahaadooyin la guddoonsiiyay arday ka baxday Mac-hadka Luuqadaha iyo Culuumta Caafimaadka ee AFLAX
Isniin, January 21, 2008(HOL): Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland, Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa shalay Shahaadooy...
Warkii oo dhan »
Saameyn intee la eg ayuu ku yeeshay Gobolka Hiiraan Sicir-Bararka ka jira Deegaannada Puntland
Isniin, January 21, 2008(HOL): Gobalada Hiiraan iyo Ismaamul Gobaleed Puntland Marka La eego waxaa ka dhaxeeya Xiriir dhinaca Ganasiga ah oo ka badan ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo ka soo muuqday TV-ga Universal kadib markii la dhigay Isbitaal ku yaala Magaalada London
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo fadhiya Xarunta TV-ga Universal ee LondonAxad, January 20, 2008(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka socda Dowladda Burundi oo maanta Gaaray Magaalada Muqdisho
Axad, January 20, 2008(HOL): 200 oo Askari oo ka tirsan Ciidamo ay Dowladda Burundi ugu talagalay in ay ka mid ah Ciidamada Amisom ee howlgallada u jo...
Warkii oo dhan »
MAXAMED XASAN XAAD: Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde waxaan ugu baaqeynaa in uu soo farageliyo arrinta Suuqa Bakaaraha, uuna dhiig-joojin sameeyo”
Axad, January 20, 2008(HOL): Guddoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa ugu baaqay Ra’iisal Wasaaraha X...
Warkii oo dhan »